sheeko layaab leh oo gabar Soomaaliyeed ku dhacday!!!!!!!!!!!!!

Wednesday, September 28, 201143comments

.Sheekadaan Waa Sheeko Aad uyaab Badan runtii waa sheeko waxyaabo badan kulan-satay aadna kaaga yaabin doonto, Sidaan Anigaba Sheekadaan uga yaa Waatan Sheekadii Kabogo, oo Yaanay Ku Dhaafin Safiyo Waa gabar wadanka qurbaha soo gashay sanadkii ina Dhaafay waxey iska dhiibtay wadan kamid ah wadamada Yurub gabadhii mudo ayey kujirtay xerada qaxootiga kadib dowlada ayaa siisay guri ay degto markii aay kasoo baxday xeradii ayey gurigii dowlada ugu talagashay ay degtay. Muddo gaaban markey gurigii kunooleyd ayey bilowday iney badsato isticmaaalka computer-ka (internet-ka) Gabadhii Waxey computer xaafada yaalay oo aay kusoo dagtay isticmaalkiisa badsataba Waxaa dhacday habeen iyadoo inboxkeeda kujirto iney aragto fariin cusub oo usoo gashay una qorneyd sida tan:- Waan kusalaamay Magaceygu waa Cabdi, Safiyo waxan arkaa habeen weliba inaad computer-ka kudaahdid ilaa waqti dambe aad kugaartid, Intaas Kadib wax saaxiib ah oo aad banaanka uraacdo miyaadan haysan? makuu wanaagsano inaad computer-ka kudaahdid fadhigiisa, waana waano kaaga timid dhankeyga. Kadib markii aay aqrisatay email-kaas usoo dhacay aad bey uxanaaqday dabadeed waa ay tirtirtay fariintii usoo dhacday, safiyo waxey isdhahday waa kuma qofkan waanadan kusiinayo, dabadeed waxey iska sii gudo gashay isticmaalkeeda qadka. Intaa kadin habeen weliba Cabdi Wuxuu usoo diraaa email safiyana waa aay siitirtaaa, lakin haben bey safiyo ayadoo tiri rabto waxey aragtay Subject soo jiidasho leh dabadeed waxey gudo gashay fariintii kahor inta aysan tirin, Fariintii oo sidan ah:- waaw maantay aad baad uqurux badantahay dirac aad u bilicsana waad wadataa waana ogahay emailadeyda ma aqrisatid oo waad tirtaa waanadeydiina ma aadan qaadan wana arkaa waano in lagu siiyo majeclid balse caawa wax waano ah kuma siinayo waxaan kuleeyahay caawa waan kujeclahay waxana isoo jiitay quruxdaada waana kufaraxsanahay inaadan wareeg ubixin, lakin waxaan hubaa maalin in aad ijeclaan doonto, kadib aan isguursan doono, oh kahor inta aanan dhameyn fariinteyda waa inaan kuusheegaa waxa aan ugu jeclahay waa markaa dhoola cadeyneysid oo adoo qadka kusheekeysanaa qof war qosol leh kuusheego, Iska taxadar. Waan kujeclahay. Cabdi. Kadib markee aqrisatay emailkii aad bey unaxday qof aysan weligeed lakulmin, weligeed aay arkin, weligeed aysan lahadlin, dhahayo waan kujeclahay, waxey bilowday iney isla hadasho aay is weydiso suaalo badan, ugu danbeyntii safiyo waxey go'aansatay iney uceliso jawaab digniin u ah oo sidan u qorneyd:- Qofka aad tahay magaranayo, waxaa kuu roon inaad emailkan aad iisoo direysid aad joojisid hadii kale waan kudacweyn doonaaa. Kadib markee udirtay emailkaas cabdi uma uusan soo dirin emailo dheeri ah ilaa dhowr habeen, safiyo durbadiiba waxey isdhahday waa cabsaday waa kaa joojiyay emailkii, Habeeno kadib safiyo Oo computer-ka kucaajistay oo indhaha isku haysto kusanteesan kursigeeda ayaa mar indhaha kala furtay eegtay computer-ka durba waxey aragta fariin katimid cabdi inbox-keeda waa ay furtay waxey uqorneyd sida tan. Haye Qalanjo markey indhaha kuu xirnaayeen aad baad uqurxoontahay malaha aniga ayaad igu riyooneysay wan kaxumahay inaanan habeenadan wax email ah kusoo dirin waayo waan mashquulsanaa, waan hubaa inaad itabaysay oo aad iixiistay, mid kale aan kudhahee , waan kudacweynayaa ayaad igu tiri ogoow aniga kama cabsanyo inaad idacweyso, dacwadaasna majoojin karto jaceylka aan kuu qabo bye Cabdi. Waa ay naxday safiyo durbo tinta ayaa ufurneyd waxey bilowday iney tinta gacmaha saarato aay gadaal iskugu geeyso, indhaha kala qaado isku xirto ayadoo emailka fiirineyso, Durbadiiba haddane waxey heshay email kale oo kayimid Cabdi. Qalanjo jooji inaad kucayaartid timahaada waana xili dambe orod oo seexo maskaxda daji wad kucaajistay qadkee. Safiyo waa aay naxday aad bey uyaabtay sida uu Cabdi ku ogaaday waxa aay isla xiligaas sameyneyso waana xilli dambe xattaa wax shanqar ah mamaqasho, Waxey bilowday ineey raadiso qof wal oo meel kasoo eegayo, maba lahan meel laga soo eegayo oo xattaa daaqadaha waa uxiranyihiin xattaa albaabka, safiyo oo yaaban ayaa iskudayday iney qolkeeda jiifka aay tagto aay seexato, kahor inta aaysan damin computer-ka haddane waxey aragtay email kale oo u yimid. Qalanjo raadintaa iraadineysid waa jaceyl aad ii qaaday cajiib. wan kujeclahay sidoo kale bye Cabdi. Waa aay isku naxday safiyo markii aay aqrisay fariintii durba waa aay damisay computer-kii waxeyna u carartay qolkeedii jiifka ahaa ayadoo yaaban, habeenkii kadib markey aragto fariin ka imaaneyso Cabdi ma aaysan furi jirin cabsi iyo naxdin aay ka qaaday awgeed, waey sii tirtaba haddane waxey aragtay email Cabdi kayimid subject u ahaa "Waxbo ha Iga Cabsan" waxey durba maskaxdeeda isweeydiisay matirtaa ma aqrisaa balse ugu danbeyntii ayadoo karti iska baareyso ayey furtay emailkii sida tan uqornaaa. Qalanjo Hacabsan anigana ha iga cabsan maxaa yeelay markii kugu danbeysay aad emailkeyga aqrisatay waad oroday, waan ogahay waxad isweydineysaa siduu ku ogaaday arinkan, balse waxaan kaa dareemaa qalbigeyga oo aan halkeyga kagala socdaa, Ogoow mar weliba aad idareento aad iga fikirto anigana waan kuudhawahay kaama fogi, waxan fadhiyaa dhinacaada, waxan sugayaa habeenka aad bilowdo inaad idareenti sida aan anigaba udareemayo inaad idhinac fadhiso. Had & Jeer Waan Kujeclahay. Cabdi. Safiyo durba wuxuu dareenkeeda siiyay inuu Cabdi Jecelyahay, waxey isweeydiineysaa wuxuu kahadlayo madhab baa oo makujecelyahay, balse siduu ku ogaanayaaa wax walbo aan sameynayo, macquul maahan siduuna iijeceylyahay aniga maba arko mana aqaanee, habeenkaas waxey bilowday iney fariimihiisa ugu jawaabta si aay dhabta u ogaato inuu jeceylyahay iyo inkale iyo siduu ku ogaanayo dhaqdhaqaaq weliba aay sameyneyso, ayadoo sidaa ufikireyso haddane email Cabdi ayimid ayaa usoo dhacay sidan uqornaa. Hi Safiyo sidee dareemeysaa hadan kuugu yeero qalanjo waayo waxad tahay boqoradeyda. Waxey ugu jawaabtay. Haa Cabdi majecli in leygu waco magacaas waxaan jeclahay in la igu waco magaceyga gaaban Safiyo waadna igu wici kartaa magaceyga in la iigu wacana aad baan ujecelahay. Durbadiiiba waxaa jawaab kusoo celiyay Cabdi oo Leh. Waa runtaa magacaada ayaa qurux badan, lakin mararka aan kudaawanayo oo aan kufarxayo xiriirkaada waxaan jeclahay inaan kugu yeero magacyo qaas ah, haddane iska seexo waa Late time maxaa yeelay beri waxaad doonaneysaa shahaadada iskuulkaaga, waxana kuu rajeynayaa guul macsalaama Cabdi. Safiyo markale ayeyba sii naxday siduu ku ogaaday cabdi in aad beri doonaneysid aqoonsigaaga durbadiiba fariin ayey kucelisay aay leedahay. Cabdi sidee ku ogaatay berri inaan aqooonsigeyga doonanayo aniga wax aan kuusheegay majiraan yaa kaaga warramo arimaheyga iisheeg!!!???? Cabdi Jawaab Ayuu Kusoo Celiyaya Isla Waqtigiiba. Waan ogahay maxaa yeelay dhinacaada ayaanba hadda fadhiyaaaa, "miyaadan iijeedin, miyaadan i arkeyn miyaadan dareemeyn inaan dhinacaaga fadhiyo" Xatta waxaan ogahay inaad maalin 3xaad aad ka qeyb geli rabtid xaflad sanad guuradii 1da luuliyo ee somaliya. Keliyah waxana og inaad kaqeyb geli rabtid Sanad guuradaas waa Axmed oo deris kula ah intana kaaga soo horeeyay mudo baddan. Safiyo waayaabtay haddane waxey hubtay axmed keliyah inuu arintaasi ogaa asigana uusan qof kale usheegeyn waxey layaabtay siduu ku ogaaday Cabdi, ayadoo dhidideyso ayey carartay qabowga dhacayo safiyo waa aaba dhidideysaa, waagii markuu baryay ayey sitoos ah u abaartay Ahmed oo deris la ahaaa, Markey Axmed utagtay ayey kutiri axmedoww see tahay , Ahmed Fiican ee maxaa sidaan ugu degdegeysaa wax daran miyaa Safiyo Maya ee waxan kuweeydiinayaa magaraneysaa qof ladhahayo Cabdi Axmed ooyaaban Ayaa dhahay Haa waan garanayaaa qof miyaa kaaga sheekeeyay arintiisa, Safiyo ayaa kujawaabtay maya ee wuxuu iisoo diraa email haben weliba haddana inaad ogtahay meesha usocdo waa ogyahay ee yaawaa iisheeg. Ahmed oo afka kala taagayo ayaa dhahay mawaalantahay wiilkaas waa uudhintay 2 sano kahor, safiyo ayaa Durbaba Naxday Waxey Kutidhi sidee kudhacday emailo ayuu iisoo diraaa ayadoo tustay emailadii uu usoo diray, Axmed ayaa dhahay waxaan maleynayaa qof emailkiisa isticmaalo inuu jiro. durba safiyo ayaa iska soo jartay caawa maseexan karo waa inaa shirkada computerada utagnaa eailkaas naloo aan raadinaaa. Qolo computer-ada kutaqusasay ayaa lakeenay xaafadii habeenkii markii aay baareen emailka aay isticmaasho waxaa laxaqiijiyay emailkaas in looga soo diray isla computer-ka aay isticmaasho safiyo. Kadib waxaa la ogaaday in uu la isticmaalo isla computer-ka Dadkii markii aay katageen ayey emailkeedii furtay haddane waaba email kale oo kayimid Cabdi, Safiyo oo yaaban Ayaa iney tirto damacday kahor inteysan aqrisan balse ugu danbeynttii waa aay furtay wuxuuna uqornaa sidatan. waan lasocdaa inaad axmed utagtay uu arimaheyga kuusheegay, hadda aniga waxan daganaan jiray gurigaan aay dowlada kusiisay waxan isticmaali jiray isla computer-kan aad hadda isticmaasho waxaan dhintay 2bo sano kahor sidaa awgeed ayaan hadda kahor kuudhahay kama cabsanayo dacwad, hadda waad ogaatay waxaan ahay welina waan kujeclahay waxaana kumidoobi karnaa keliyah inaad soo dhimato hadda ma anaa kudilo mise waan kusugaa xiligaad soo dhimato.

xigasho from facebook somalida isticmaasho
Share this article :

+ comments + 43 comments

September 29, 2011 at 9:25 AM

haa

September 29, 2011 at 9:25 AM

haa

September 30, 2011 at 9:48 AM

Fantastic knowledge! I have already been searching for something such as this for some time now. Appreciate it!

October 1, 2011 at 7:42 AM

S/c Daalac sxbyaal Waa sheeko cajiib ah runahaantii lkn waxaan isweydiiyay sidee ku dhacday qof mar hore dhintay in uu Email soo diro misane gabar jeclaaday marka sxbyaal hala iska hubiyay arintaan.

October 1, 2011 at 11:46 PM

Asc Bahda Daalac.com shekadan aniga qoray ibrahim ah lakin wa nasiib xumo inad xaquqda qoraaga dhowri weyseen aad magaca qoraaga kabaabi,isaan

October 1, 2011 at 11:46 PM

Asc Bahda Daalac.com shekadan aniga qoray ibrahim ah lakin wa nasiib xumo inad xaquqda qoraaga dhowri weyseen aad magaca qoraaga kabaabi,isaan

October 3, 2011 at 5:10 PM

noooooooooooooooooooooooooooooooo

October 3, 2011 at 5:10 PM

noooooooooooooooooooooooooooooooo

daalac
October 4, 2011 at 12:21 AM

walaal, een sheekada qofkii qoray lama yaqaano halka ay ka soo baxday, sidaas darteed sheekada waxaan ku aragnay facebook xitaa hal qof kaliya ma ahan, marka qof aan siino copyright waan waynay sidaas ayaan u dhahnay waxaan ka soo xiganay fb somalida isticmaasha

October 4, 2011 at 3:10 AM

Ok Saaxiib Balse Xuquuqda Qorayaasha Hadaan Ladhowrin Cidne Dhacdoyinka Maso Tebin Doonto Kumanaan Website sheekoyinka An qoro Xuquqda Kaqaadana Wan Arkay Balse Adinkaa Ugu Roonaa Xigasho Sheegay.

October 4, 2011 at 3:13 AM

Ruux Qormo Uu Qalin Uqaatay. qalad In Lo Isticmaalaaa. cidne Qaadan Meyso. Qoraaga Iyo qalinkisa. weligaa Qadari

October 4, 2011 at 3:13 AM

Ruux Qormo Uu Qalin Uqaatay. qalad In Lo Isticmaalaaa. cidne Qaadan Meyso. Qoraaga Iyo qalinkisa. weligaa Qadari

October 5, 2011 at 3:40 AM

shekada cadimahan lakiin wanaxdin dad yurub kunool iyo wada mad qorbaha ah kaligood bey dagan yihiin wa cabsi shekadan qofkii kaligiis dagan guri haduu aqristo waa uu baqanayaa aniga wan baqdey markii an aqristey kaligey ayn jogey kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

raaqiya
October 5, 2011 at 5:53 AM

aboow aboow sheekada cabsi waaye lkn qof mar hore dhintay siduu ii meel kusoo diraa bisinkeeee wlhi waa cabsi sheegadaan ilaahoow

raaqiya
October 5, 2011 at 5:53 AM

aboow aboow sheekada cabsi waaye lkn qof mar hore dhintay siduu ii meel kusoo diraa bisinkeeee wlhi waa cabsi sheegadaan ilaahoow

October 5, 2011 at 6:35 AM

lol sis, ubax walahi fiiri commentigayga horay noooooooo aan soo qoray saacada an soo qoray 12.10 daqiiqo oo habeenimo ayay ahayd wan sii jiifan rabay sheekada way ila macaanaatay wan sii watay balse marba marka ka danbaysa wan sii baqayay ugu danbayn caloosha aya i xanuuntay, waxa igu so lab labta "MAKU DILA MASE WAKUSUGA INTAD SO DHIMANAYSO" omg shoooog ayan qaaday lol, danta waxay ii gaysay inan my lil brother (2 years) ah inaan u tago hahahaha walhi am not kidiing it helps even if he's 2 yrs, WEHEL.. habeenki dhan ma seexan iga tag, lkn hada maxan kaso doonay hadanba ka baqayo waa su,aale buuuuuhahahahahhahahahhahahaha!!

sheekadan waxka jira malahan, daalac shoot, maku cafinayo waligay beerka igala baxday! :'(

October 6, 2011 at 6:14 AM

Waxan qorayasha daalac uso gudbin doonaa qeybti labaad e shekadan goordhow hadu ale idmo

October 6, 2011 at 6:14 AM

Waxan qorayasha daalac uso gudbin doonaa qeybti labaad e shekadan goordhow hadu ale idmo

October 6, 2011 at 9:51 AM

hi there, quality site, and a good understand! 1 for my bookmarks.

MOHAMED
October 8, 2011 at 6:22 AM

KKKKKK WARAA MAXA DHAA DHAAMIIN MAA NA MODEN SHEKO NUCAN AH MARKAN IDINKA AQRISANEENO MISE WAXA RABTAN AA NO SHEGESAN KKK BENTIINA KA DAREEY WAYE YAH LOOOOOLZ

MOHAMED
October 8, 2011 at 6:22 AM

KKKKKK WARAA MAXA DHAA DHAAMIIN MAA NA MODEN SHEKO NUCAN AH MARKAN IDINKA AQRISANEENO MISE WAXA RABTAN AA NO SHEGESAN KKK BENTIINA KA DAREEY WAYE YAH LOOOOOLZ

deeqa
October 13, 2011 at 4:56 PM

asc dhaman aqyar sharafetka mesha joga iyo inta tagerta daalac shot waxa dhihi laha aqyarta wax kashegesa qoray yasha ine ka dayan coz hada rabin shekada ha aq risan qasab mahe xaq dhowra qorayga thankz all

Malika21
October 21, 2011 at 1:00 PM

wooow...waa sheeko xaada ku is taajineyso,cabsina weeye sheekadan walahay...ANIGA WAXAAN U HEEYSTAY IN UU DOORBIN KU HAYO.. OO UU DAAQADA KA DAAWANAYAO AMA DABAQA KA SOO HOR JEEDO, SIDA FILIMAANTA...LOL...LAAKIIN LABO SANO KA HOR AYUU DHINTAY MARKAAN ARKAY...WAAN NAXAY WALAHAY..caawa kaligeey hadaan ahay ma seexdeen cabSI darteed laakiin alxamdulillah hooyo ayaa ila joogto..:D:)...

P.S. ma ogeeyn soomalida in eey sheekoyin noocan qoraan khatar dheh...more please:D:D

October 22, 2011 at 12:57 AM

Kkkkkkk waa yaab daalac wxy doonan ayey iska soqorayan shekadana sheko soconeyso ma.ahan ee wax kale maheysan miyaa

October 22, 2011 at 12:57 AM

Kkkkkkk waa yaab daalac wxy doonan ayey iska soqorayan shekadana sheko soconeyso ma.ahan ee wax kale maheysan miyaa

October 23, 2011 at 9:48 PM

This info is the cat's pjaamas!

October 23, 2011 at 11:09 PM

I rkeocn you are quite dead on with that.

October 24, 2011 at 3:55 AM

I am forever indebted to you for this infomartion.

October 24, 2011 at 5:37 AM

I feel so much happier now I undretsand all this. Thanks!

October 24, 2011 at 8:03 PM

That's not just the best asnwer. It's the bestest answer!

October 26, 2011 at 3:21 AM

kNdGsC wdnbgooiwwxt

October 26, 2011 at 4:19 PM

Articles like this make life so much sipmelr.

October 26, 2011 at 5:33 PM

You're on top of the game. Thanks for shianrg.

October 26, 2011 at 7:07 PM

So much info in so few words. Tosloty could learn a lot.

October 26, 2011 at 8:04 PM

Ah yes, nicely put, eevornye.

June 9, 2017 at 11:36 PM

waa layaab sheeko ah

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks