Ila Tali: Magaceyga waa Muna Sweden, Wiil ayaa aad i jecel anigane ma jecli isaga

Monday, August 29, 201124comments

.Asc dhamaaan aqristayaasha sharafta iyo qiimaha igu madudan, salaam kadib, Magaceygu waa Muna Sweden, ku nool dalka Sweden,  hadii aan  ugudo galo qisada iheesata waxay tahay in aan wiil jeclaaday aniga oo yar  oo aan wali u qaangarin si fiican saas ee tahay waxaan jeclaaday wiil sababta ma aqaano aan u jeclaaday  laakiin waxaa dhacday nasiib xumo jaceel kaasi waan heli waayay mana hilmamayo waligey waayo waqtigaas aan jeclaanaayo wiilka waxeey aheed mid an farxad dareemaye.
wuxuu ahaa jeceylkaas jaceelkii iigu horeeyay an qof jeclaado ilaa hadane aan 20 jir ahay jaceel kale ima soo marin sas ay tahayne waan la shekeysataa wiilal oo waan leeyahay saaxiibo badan laakiin ma arkin  ilaa hada wiil  aan jaceel u qaaday, mararka qaar waxaan is dhahaa waxaad sameynayso ma fiicno ee iska dhaaf oo wilasha qalbiga haga jabin hadii aadana jecleyn, hadane waan rabaa in aan la sheekeesto iyaga.

tan aan talada ka rabo hadii aann idin so jeediyo waxey tahay waxaa jiro wiil aan wax badan aqaanay oo saaxiibo  nahay saas ay tahay mar walba wuxuu dhahaa waan ku jeclahay anigana ma jecli xataa waan u sheegay in aan jecleen marar badana wan kala harnay hadane wuu soo laabtaa mana aqaano waxa aan suubiyo oo maba xanaaqayo wax walba aan ku sameeyo ama an dhaho in kastoo an waxba ku sameeyn wali.
runta waan u sheegay in ana xariir iyo guur diyaar u aheen hadane wuxuu dhahaa markii aad diyar noqoto ayaan anigana ahay diyaar, taasina wa igu adgtahay sida aan u qaado marka maxaa talo ah aad haysiin waxan ahay qof uu halmar jaceel so maray mar labadna arag hadane dad badan xaririso oo ayna jaceel u qabin laakiin ay jeceshahy in ay la shekeysato marka sidee nila tahy ma qalad an sameynayaa mise? Waad ku mahadsantihiin sida aad u siisin waqtigiina talo soo waydiintayda aan idin soo waydiistay , waxaan rajeynaa in aad talo isii doontaan.asc
Share this article :

+ comments + 24 comments

Sacdiyo Abuukar
August 30, 2011 at 7:38 AM

Macaanto waxaan filaa in ay ugu wacantahay dhibka ku heesta in ay tahay shukaansiga bada shukaansiga badan wuxuu keenaa jaceyl la aan marka wiilsha badan iska dhaaf

C/risaaq Daahir
August 30, 2011 at 7:45 AM

Muna marka hore salaan, waan arkay taladaada, marka hore waxaan ka xumahay in aad waydo jaceylkii kuugu horeeyay, waxaan kula jeclaa in aad hesho wiilkaas, laakiin calafka ayaa idin kala waday, hadii uu wiilkaas aad wali jeceshahay isagane uu nool yahay wali single yahay raadi markale, hadii aad shalay yareed maanta waxaa tahay gabar wayn wax kala garan karto, hadii aad asiga wali jaceshahay raadi midaas ayaa iga tala ah.
Mida kale wiilka ku jecel aad iska reebi la dahay, waxay ila tahay jaceylka la iska ma keen keeno waa dareen kuugu dhashta, ha is dhihin hal mar ayuu ku soo maray jaceyl markale maku karo, laakiin wali waxaadan helin qof dareenkiisa iyo ereyada uu ka hadla ku soo jiita, waan hubaa markii ay nafsadaada qof ka hesho in ay iyada iskeed go'aan u qaadan doonto, mida kale oo ah wiilasha badan oo aad xiriirka la laleedahay macnaheeda ma ahan in aad wada jeclaato laakiin waxaa jiro dad adiga ku xiiseeyo adiga xiiseen iyo dad adiga xiiseeso adiga ku xiiseen, jaceylka isaga uu socdo ayuu laabta iyo indhaha kaa galaa, marka wiilka hadii aadan rabin oo aadan ku qanacsaneen ka raadso nafsadaada meel ay ku qanacsantahay, hana ka yeelin waan ku suganaa, midaada iyo rabitaankaaga ka wado, hadii aad rajo dhankiisa ka leedahay iska dhaqaaleeso. by daalac

saafi cadey
August 30, 2011 at 11:39 AM

asc dhamaan aqyatra magacegu waa saafi kuna nool östergotland waxa an is jacelnahay wiil ku nool wadanka uk marar badan ayu yimid wadanka an ku nolahay waxuna i dhaha adiga aya ku jacelahy lkn anga waa ka shakiya garan mayo waxa an ugu shakinayo hadi an dhaho sas iyo sas aya jirto waxu i dhahay abayo iska sar cuqdad kugu jirto aniga doni mayo naag an adiga ahen aniga iyo adiga calaf aya na kala kenayo hadi an rabo qof kali adiga aya igu darayo. marka aniga lee waco mar kasto asiga ima so waco waxa niyada iska dhaha armu ku rabin oo been ku shegay maxa sameya aniga isaga mahane nin kali ima muqdo dhabti waxa an sameyo garan mayo ila taliya walalo yalo

Sifyo Mahdi
August 30, 2011 at 2:09 PM

qalbigaaga ayaa dhagax noqday

Sifyo Mahdi
August 30, 2011 at 2:09 PM

qalbigaaga ayaa dhagax noqday

August 30, 2011 at 6:02 PM

walaalay wiilka niyada haka jabin adigaba ma jeceln in sidas laguu galo plz wax la qabo maskiiinka

August 31, 2011 at 8:10 AM

Walal jaceylku wa wax cajiib kulama tashanayo waxad arki adiga o un wax jecel ku dadaal sida u badin lehed taqwada ALLAAH iskana da lasocoshada rag fara bdan waxn ku haya sir ah (GABADH WAXA U WANAGSAN IN AY GURSATO NINKA AYADA JECEL) hada hesho ninka jeceshahay xita waxa kaga wanagsn kan ku jecel wayo kan ku jecel wu ku dhowraya lkn kan ad jeceshahay adiga dhowraya marka wxn kugula talin laha wilka hadu si dhab ah ku jecelyahay ha cidlayn hadi kale hadu nag kale gursado ayad ogan donta jaceylkisa o ad ka shalayi donta waxn ku dhihi laha 1:-{ISTIKHARAYSO} 2:- (QADO WIXI KUSO BOXO ISTIKHARADA KADIB)

September 1, 2011 at 1:25 AM

Marka hore safi waxan talo ku sin laha qofku wax jecel waxa u leyahay astamo lagu garto wxana ka mid ah in si joto ah ku xaririya mar kasta ad qalbigisa ku so dhacdaha kuso waca sida adigaba u tabeyso ku taba kuna darema, jeceylku ma aha wax afkalaga shego lkin daren dhaba o qofka ka muqan kara hadi wax daren ah jirin lama oron karo qofkas wa qof wax jecel tankale sicad u ugu sheg in u kuso waco adiga o hubinayna u sheg in ad diyar u tahy gur waxad si sahlan u ogan karta in jeceyl dhaba jiro iyo in kale.

September 1, 2011 at 11:05 PM

Asc dhamaan aqristiyaasha waan idin salamey gar ahaan waxaan sitoos ah u salameyaa walaasheyda qaaliga ah muna abaayo horey waxaa loyiri JECL MAJIRO CALAF AYAA JIRO muna abaayo wiligaa NAF KUJEL NECEEB LAGUMA BEERO ABAAYO WILIGAA QOF BIN AADAM AH QALBIGA HAKA JIBININ MAXAA YELEY QALBIGA WUU XANUUN BADAN YAHAY

abshir
September 16, 2011 at 7:50 PM

asc.ila taliya waxaa i haysata arin jaceeyl waxaan nikaaxsaday gawar 1992 markii dagaalada ay ka socdeen magaalada mogadio,gawadhii aan nikaaxsaday waxay iyada iyo qoyskeedii ay u qaxeen kenya uur 2bil ayay i laxeed maykeey kenya ay aadey waxay nikaaxsatay nin kale iyadoo uur leh ka dib waxaan maqlay inaay aadeen ustaraaliya 1996 ayaan waxaan helay teleefoonkeedii markaan wacay salaan ka dib ayaan ku iri yaa kula degan waxay igu tiri ninkeeyga iyo gawadheeyda gawadhaas waa uurkii ay aniga i lahayt,marka ila taliya waxaan rabaa inaan dhawadhaas aniga dhalay inaan ogaado sideen ku ogaan karaa

September 19, 2011 at 5:52 AM

hhhh

abshir
September 19, 2011 at 5:52 AM

hhhh

October 6, 2011 at 12:49 PM

magaceygu waasalma waxna jooga swedhan wiil ayaa aad ijecel anigana majecli mid ayan aad ujeclaa famikeyga ayaa iidiideynn kan ijecelna ayaa laigu dhhaay guurso aniga nafteyda marabto maxa igulatalin lahedeyn

October 11, 2011 at 4:46 AM

Abshir sxb xanunkaga wan daremi karaa balse wax kaqapad malahan gabadhada hade tahay uducee maalin wad heliye

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks