Ogeysiis: wargalin ku socoto dhamaan aqristayaasha webka

Friday, August 5, 201114comments

     Dhamaan aqristayaasha sharafta leh waxaan war galineenaa in  webka www.daaalac.com uu hakad galiyay soo gudbinta barnaamijada sida ila qosolka ila tali iyo arimaha bulshada inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan, webka wuxuu sii wadi doonaa sheekooyinka taxana ahaa inta lagu gada jiro bisha ramadaan, jadwalka sheekada wuxuu ahaan doonaa sidiisii hore, axada iyo talaadada.

Ramadaanka kadib ayuu webka shaqadiisa dib u bilaabi doonaa inta ka horeesa ciida waan idiin cudur daaraneenaa.

hadii aad tahay dadka xiiseeya sheekooyinka jaceylka ee kabaxa webka inta lagu guda jiro ramadaanka way socon doonaan sheekooyinka waxaan idin balan qaadeenaa in aan sheekada badino waxaan tixgalinenaa markasta codsigiina iyo ra'yigiina

waxaa jiro dad badan oo naga codsaday in sheekooyinka laga daayo sawirada la soo dhax galinaaayo halka dadkale ay codsadeen in sheekada ay ku macaantahay in sawiro lagu soo daro, aragtidaada waxaad noogu soo dirtaa daalac9@hotmail.com, hadii aad tahay qof ku qanacsan iyo hadii aadan aheen qof aan ku qanacsaneen sawirada,go'aankane wuxuu ku xiranyahay halka uu ubato codkiina. waadna mahadsantihii by Daalac Daahir Shoot

Share this article :

+ comments + 14 comments

August 8, 2011 at 7:24 PM

THANK YOU! ANI INTA KA MUDAHARAADSAN AAN KU JIRA NUMMER KOOOOOOOOOOOOW IGA DHEH!

DOONIMAYNO WITH SAWIRO
AHHAHA

August 8, 2011 at 7:24 PM

THANK YOU! ANI INTA KA MUDAHARAADSAN AAN KU JIRA NUMMER KOOOOOOOOOOOOW IGA DHEH!

DOONIMAYNO WITH SAWIRO
AHHAHA

Gaabow
August 10, 2011 at 5:16 AM

Sln kadib. Ani sidan aya ila wanagsan yan wax laga badalin maxaa yelay qoraal badan waku cajise hada lkn caaadi maho mr daalac thnx sogudbinta shekada iyo qimeynta aqristayasha wabka ad qey meysan thnx markale

August 14, 2011 at 4:31 PM

waan idinsalamay wadashasha madadaalada iyo sheekoyinkaba wane idinka mahad celinaya sida sharaftaleh ee ad inoguqadarisen codadkena in an kadhibano halkan amaba artiyadena kala duwan intaa kadib aniga sawirada kulifaaqan sheekada in lodayo ayan qaba maxayelay mesha hadi aysan sawir lahayn sheekadu dhadhan maba lahanayso lkn qof sheekadi saytahay utilmamaya sawirkis hadi laso racsiyo waa isqiyaasak ayaan qaba aniga wadne mahadsantihin

August 16, 2011 at 3:48 AM

Thank U walaal aniga waxaan taageersanahay in aan laga daayin waayo Xaalad walba sawir ka turjumaayo Nice waaye.

August 16, 2011 at 3:48 AM

Thank U walaal aniga waxaan taageersanahay in aan laga daayin waayo Xaalad walba sawir ka turjumaayo Nice waaye.

daalac
August 16, 2011 at 4:29 AM

thanx abaayo, aad baad umahasantahay my walaashey by daalac

daalac
August 16, 2011 at 4:29 AM

thanx abaayo, aad baad umahasantahay my walaashey by daalac

daalac
August 16, 2011 at 4:30 AM

inta rabta ayaa badan abaayo in sheekada sawir lagu soo daro, ilaa hada waxaana arkaa laba qof adiga iyo wiil kale oo sawirka didian inta kale ayaa idinka tan badisay walaahey

August 16, 2011 at 5:44 AM

Ok waayahay! Ha loo daayo....

August 16, 2011 at 5:44 AM

Ok waayahay! Ha loo daayo....

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks