Gabar ka codsatay wiilkii ay jecleed geeraar kadib maxaa dhacay

Saturday, July 16, 20112comments

     Gabar iyo wiil ayaa saaxiibo  ahaa oo jacayl dhab ah kawda dhaxeeyay, mudo markay love isku  ahaayeen ayaa gabdhii waxay bilawady inay sxbteed lasoo tashato,  sxb teeda gabadhii ayee buufis iyo matoor saartay, waxay ku tiri sxbeey  wiilka maku jeclo hadii uu ku jecelyahay wuu kuu geeraari lahaa,  iyadana waxay ugu jawaabtay mayaqaano geraar gacaliyaheega laakin aniga ayaa hubo wuu ijecelyahay si dhab ah ayuu ii jecelyahay, waxaas kabax ayaa lagu yiri hada ku dheh isaga ii geeraar ama ima jeclid markaas ayaad kala  o gaanee inuu ku jecelyahay iyo inkale,  okee ayee tiri habeenki ay balan sanaayeen ayey ku tiri  duqa ii geeraar weligaa iima geeraarin hadii kale waxaad wado waa beentaa  ama waan kala hareenaa,  wiilkii wuxuu yiri maba aqaano daacadi  geeraar laakin maxaa iska galay jacaylkayga iyo geeraar?  waxay tiri waa isku xiranyihiin laasim in aad ii geeraarto lee jirto caawa,  wiilki wuu yaabay wuxuuna isyiri inta uu jacaylkaaga geeraar xun aad ku weyn lahayd isku dhib camal ee geeraar ugu tuur,  wuxuuna yiri calooshaada weyn iyo camankaaga kuus kuusan ayaan lacajabay ciida (carada)  maacuntaa ar adiga ciida maa cuntaa kkkkk  gabadhii way qeeylisay yaab  kulahaa mawaalatay adiga icaay maan ku dhahay mase i amaan  kkkkkkkk wiilkii wuxuu yiri sow kuma dhihin ma aqaano iigeerar, gabadhi waxay go aan ku gaartay inaysan dhihin markale ii geeraar kkkkkkkkkk


W/Q: Daalac Daahir Shoot

Share this article :

+ comments + 2 comments

July 24, 2011 at 1:35 PM

magacayga wa rayan ali waxaan ku noolhay wadanka kinya waxaa i helay jacayl dhab ah waxaan jeclaaday wil jooga wadanka s. afric wilki waxaan u qaaday jacayl dhab ah asigana ad buu ii jeclaa lkn wuxuu i sheegay been dhowr mar ah lkn waxkasta waxaa ka muhiimsana ajacaylka aan u qabay wayo aad baan u jeclaa kama maarmi karin marka ila taliaya maxaa sameeyaa

July 24, 2011 at 1:35 PM

magacayga wa rayan ali waxaan ku noolhay wadanka kinya waxaa i helay jacayl dhab ah waxaan jeclaaday wil jooga wadanka s. afric wilki waxaan u qaaday jacayl dhab ah asigana ad buu ii jeclaa lkn wuxuu i sheegay been dhowr mar ah lkn waxkasta waxaa ka muhiimsana ajacaylka aan u qabay wayo aad baan u jeclaa kama maarmi karin marka ila taliaya maxaa sameeyaa

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks