Ila Qosol: shactarada aduunka wiilashaan iyo aabahood qosol eeba igu dileen kkkkkk

Monday, July 18, 20110 comments

       Labo wiil oo walaalo ah ayaa kala taageeri jiray kooxaha MU iyo Barcelona. waxaa lagu murmay aniga ayaa  kaa badiynaayo caawa iyo aniga ayaa kaa badinaayo kkk meel aan iyaga  ka dheereen waxaa fadhiya aabihii iyaga dhalay,  wiilashii mid kamid ah ayaa dhahay caawa waa idin  xasuuqeenaa  waana idinku dur durineenaa maxaa yeelay Gurigeena ayaaa lagu dheelaa, aabihii ayaaa soo booday kulahaa hadii gurigeena lagu dheelaayo Alaabta yaa la,iga jajabin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wuu baxsanyahay aabaha


W/Q: Daalac Daahir Shoot

Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks