19% dadka Mareekanka oo teleefoonadooda suuliga uga dhaca

Friday, July 22, 20110 comments

       Qaar ka tirsan dadka Mareekanka  ayaa la sheegay cilada ugu wayn ee ka heesata dhanka teleefonada ay tahay in teleefoonada ay la galaan suuliga kadibna uu teleefoonka ku dhax dhaco godka suuliga.

Dadkaan ayaan ka cabanin ciliad ku timaado teleefoonadooda balsa ay tahay in teleefoonka inta badan ay lagalaan suuliga, cabashada dadka ayaa ku saleesan in data-da ugu save gareesan mobile ay soo gaarto wax yeelo ama gabi ahaan ay lunta.

Sida lagu xusay Google daraasad uu sameeyay in 39% dadka Mareekanka ay la gala mobile kooda suuliga, dadka ayaan ka taxadirin markii ay galayaan suuliga taas oo marka dambe keenta in teleefoonka ay soo gaaraan wax yeelo haba ugu badnaadeen wax yeelada biyaha.

MSNBC ayaa sheegtay 19% in ay qirteen in teleefonadooda uga dhacay suuliga sidaa ayna ku waayeen nambarada asxaabtooda.
Xisgasho: Okezone.com

W/Q : Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks