skip to main |
skip to sidebar
Ila Qosol: Ninkaan iyo Police ka maxaa kala heesta hahahaha funy man
waaye kkkkk
koo ayaa wuxuu soo xaday gaari/baabuur meel iska yaalo, markaasuu la soo aaday gaarigii xarunta police-ka ay magaalada ku leeyihiin, police kii ayaa yaabay markaasaa la dhahay war maxaad usoo xaday gaariga? kulahaa ninkii lahaa masaarneen doqon ayuu ahaa wuu ka dagtay kkkkkkkkkkkkkk , ok maxaa ka soo doontay xarunta police-ka ayaa la dhahay? kulahaa warqad cadeen ah in aan tuug aheen ayaa la ii soo diray in aad isiisan ayaan rabaa kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkkkkkk kkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk kkkk kkkkkk wax waalan dheh kan waa iga qoslisiiyayW/Q: Daalac Daahir Shoot
Post a Comment