Gabadhii aan jacelaa ayaa waxaan maqlay in loo guurin doono qaraabadeeda maalmaha soo socda, meesha aan joogo malaga ogolo qudbo siro waa la is ganaaxaa, waalidka gabadha waa kuwa ad adag, talo keeno asxaabeey aan qofta ku badbaadin karo
Ila Tali: qof guursan raba sidee ayaan uga baajin karaa guurka
Monday, July 25, 20117comments
Gabadhii aan jacelaa ayaa waxaan maqlay in loo guurin doono qaraabadeeda maalmaha soo socda, meesha aan joogo malaga ogolo qudbo siro waa la is ganaaxaa, waalidka gabadha waa kuwa ad adag, talo keeno asxaabeey aan qofta ku badbaadin karo
+ comments + 7 comments
Asc dhaman bahda webka marka xigta waxan kugula talin lahaa hedey mesha ad jogto shabab u jogo iyada xad o gey mesha dowlada jogto wad kuwada bad badey san

Talo ma rabtaa?
La baxdo gabadha amase iii keen ana kuu meherinaye ama la baxso 11:59 intay maalina ka tagtay habeena gaarin isn't it Talo

thank you for the article,My problem may be resolved.
Right on-this helped me sort thgins right out.
I think you hit a bullysee there fellas!
Post a Comment