Ila Qosol: Arday cusub iyo arday hore sheeko dhexmartay

Monday, July 4, 20112comments

       Ridhwaan waa arday cusub kuna cusub fasalka, maalinkii 1aad waxay isbarteen wiil fasalka dhigta, kii fasalka dhigtay ayaa yiri sxbow adiga (Ridhwaan) waa cusubtahay macalimiinta makala garaneesidee waxaa jiro macalin xun oo la dhahao Yusuf wuxuu dhigaa fisikada hadii uu su'aal ku waydiiyo  aadan ka jawaabin wuu ku burinaa loolz, Ridhwaan kulahaa waa la socdaa, kii kale ayaa dhahay sxbow hadane macalinka fiisikada wuu fool xunyahay fildaro asiga ayee iskuugu soo aruurtay lolz., Ridhwaan kulahaa waa la socdaa (waan ka warhaayaa) loolz, kii kale ayaa dhahay sxbow waaba cusub tahay waxaana i dhahaday waan ka warhaayaa see ku dhacday? kulahaa Ridhwaan soo ma ahan aabaheyga kkkkkk  aniga ayuu i dhalay ninkaaas kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk kiii kale naxtin kkkkkkkkkkk

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

+ comments + 2 comments

July 6, 2011 at 6:02 AM

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

July 6, 2011 at 6:02 AM

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks