Maalin aya waxa dhacday suuqa kawanka ee magalada muqdisho iney labo naaag oo reer xamar iyo reer waqooyi kal ah u soo kal doontaan hilib, tii reer xamarka ahayd aa wexeey goosatay tumin hilib ah kkkkkkkkkkkkk halaka tii reer woqooyiga ahaydna ee goosatay kiilooyin hilib ah markaseey midii reeer woqooyiga ahayd dhahday oo walal ma bisad bad siin? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk tii reer xamarka ahayd aa wexee dhahdy adi tacsi maa kugu jirtaaaa waxan dhan seee yeee leeeeeeeee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk funny iga dheh
W/Q: Daalac Daahir Shoot
Post a Comment