1 Sawirka 1aad.
Hadii aad is dhahday mushaarkaaga ama biilka aad qaadato wuu yaryahay bal sawirkaan fiiri ogsoonow in uu jiro qof adiga kaa siiliita
Ilmahaaga hadii ay diideen waxbarashada ama adiga shaqsiyan aad u aragto waxbarashada mid dhib badan bal eeg sawirkaan kadib Allah ku shukri in aad hesho book iyo qali aad wax ku barato
3. Sawirka 3aad
Hadii Allah laba lugood iyo 2 gan ku siiyay dadaal aadan la imaan, bal eeg sawirka, xasuuso Allah, umada caawi, kuna shukri Allah kusiiyay lixda lixaad
Hadii aad tahay qof caajislow ah ama ma shaqeesta, bel eeg sawirka ninkaan maxaa intaas culees ah ku kalifaya, kac oo naftaada wax uqabo, kuna shukri hadii labada waalid ku dhaleen heer ku gaarsiiyeen.
Hadii aad cunto hesho waliba cunta nadiif ah meel wacan aad ku cuneeso bal eeg sawirka wiilkaan, miyuu san Allah kuu gargaarin, hadii ay cuurtaada dharag meel la jiifaan ogow in kumanaan Soomaali ah baahanyihiin
Post a Comment