Ila Qosol: Cali mahdi, Caydiid, C/llahi Yuusuf, Maxamed Qanyare, Xasan Daahir Aways

Saturday, July 30, 201111comments

              Mid Somali ah ayaa laga soo waday tuulada uu joogay kadib waxaa la keenay Oslo-Nowray ( From tuulo to Oslo), waxaa la geeyay school si uu wax ubarto, macalimada maadada history ga dhigto ayaa soo gashay fasalka waxay tiri su'aalo ayaan waydiinayaa ardayda waxaana ka mid ahaa ardaygii Soomaliga, macalimadii ayaa su'aalo waydiisay wiilkii Somaliga sheekadane sidaan ayee u dhacday

Macalimada: Ma garanee THOMAS ALFA EDISON??

Ardaygii Somaliga : maya macalin ma garanayo waa qoladee?

Macalimadii:  damiin waaxid, su'aal kale ayaan ku waydiinaa ka jawaab JAMES WATT ma garanee?

Ardaygii Somaliga: Macalin maya magaranayo laakiin maanta qaraabadadaa maa qasab igu baroosaa

Macalimadii: iyadoo xanaaqsan waxay tiri waxaad sheektaa ALEXANDER GRAHAM BELL??"

Ardaygii Somaliga: macalin adiga see kaa noqotay maanta wah isagaba ima yaqaano maxaan ka baranaa, macalin su'aal maku waydiin karaa adiga?

Macalimadii: haa i waydii adi camal oo wax aqoon ma ihi

Ardaygii Somaliga : Macalin adiga ma garanee Cali mahdi, Caydiid, C/llahi Yuusuf, Maxamed Qanyare, Xasan Daahir Aways, Barre Hiiraale, Shaati guduud, yuusuf dabageed .....................................................................

Macalimadii : Stop stop waa ayo dadka aad soo sheegtay midna kama garan?

Ardaygii Somaliga: macalin dadka aad adiga taaqaanid ha umaleen dadka dhan in ay kula yaqaaniin, dadka aan aniga aqaano adigane ma taqaanid

Ardaygii Somaliga: Macalin 4.5 makasee? oo mataqaanaa

Macalimadii: war maadada aan dhigo xisaab ma ahan waa history  laakiin waan kuu jawaabaa  4.5 waaa 9 loo qeebiyay 2   kkkkkkkk 9/2 = 4.5

Ardaygii Somaliga :  kkkkkkkkkkkkkkk

W/Q: Daalac Daahir Shoot

Share this article :

+ comments + 11 comments

July 30, 2011 at 12:45 AM

KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK FUNNY BRO . 4.5 macalimada meel kale ayee la aaday yaaah xisaab cml kkk

July 30, 2011 at 12:45 AM

KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK FUNNY BRO . 4.5 macalimada meel kale ayee la aaday yaaah xisaab cml kkk

July 30, 2011 at 7:03 AM

waxaax kugu la talin lahaa in aadan iska furin ninkaaga maxaa yeelay hadii aad furto waxaa laga yaa baa in aadan mardabe aadan helin

July 30, 2011 at 7:03 AM

waxaax kugu la talin lahaa in aadan iska furin ninkaaga maxaa yeelay hadii aad furto waxaa laga yaa baa in aadan mardabe aadan helin

August 11, 2011 at 4:02 PM

Nin ayaa naagtiisii kuyiri waxaan maanta soo orkay naag kuu eg, markaasbaa naagtiisii qososhay oo waxay u maleesay inuu dhihirabo wey qurux badneed laakiin waxuu yiri sikale kuuguma ekeene markii ay warka qabsato baan laga furfuri karin sidaada ookale!!

August 11, 2011 at 4:02 PM

Nin ayaa naagtiisii kuyiri waxaan maanta soo orkay naag kuu eg, markaasbaa naagtiisii qososh oo waxay u maleesay inuu dhihirabo wey qurux badneed laakiin waxuu yiri sikale kuuguma ekeene markii ay warka qabsato baan laga furfuri karin sidaada ookale!!

abdullahi
August 25, 2011 at 10:48 AM

sxbayaal aniga 4.5 magaran ee maa la'iimicneeyo....

abdullahi
August 25, 2011 at 10:48 AM

sxbayaal aniga 4.5 magaran ee maa la'iimicneeyo....

October 2, 2011 at 5:30 AM

link popularity service guaranteed seo backlinks anchor text backlinks

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks