markay xooga wada joogeen ayuu ninkii wiilkii ku yiri wiilyahow sooma maqlaysid in cirka masago (hadhuudh) lagu tumaayo? wiilkii oo isbadelin oo caadi u arka ayaa si fudud u yiri: Alla waan maqlaa oo waxaaba i soo gaaraya buunsha la haadinayo ( Yacno qoloftii masagada) kkkkkkkkk ninkii intuu la yaabay ayuu wiilka inta gacanta ka qabtay u geeyay naagtii dhashay oo ku dhahay. inaabtaay wiilkad iga codsatay inaan beenta baro asaga iga daran oo macalinkii beentaba ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
W/Q: Nasra Fantastic "Ratata"
Post a Comment