kuwa reer xamar ah wiilkooda laga dilay, bas aabihii wuxuu magaay in uu war galiyo gabadhiisa (inantiisa) Yurub joogtay, wuxuu tagay Branch teleefoonada laga dirso, gabadhiisa ayuu wacay wuxuu ku yiri aabe Allah yarxam walaalkaa waa la dilay wuu dhintay, gabadhii waxay dhahday aabe yaa dilay wiilkeena, hadii uu aabaha dhaho dadkaas ayaa dilay wuxuu ka baqaa dadka Branchiga joogo, markaasuu gabadhiisa ku dhahay aabe ma garanee Axmed Naaji Sacad, gabadhii waxay dhahday haa aabo waan garanaya, wuxuu dhahay labada magac hore iska xoor maxaa soo horaayo (magaciisa iyo magaca aabihiis), gabadhii waxay tiri aabe waxaa soo haraayo Sacad, gabadhii way fahantay, wuxay dhahday yaa kasiiyihiin kuwa dilay? aabihii kulahaa aabe ma garanee Faadima Qaasim Hilowle? wuxuu dhahay iyadane labada magac ugu horeeyo iska tuur, maxaa soo haraayo? waxaay dhaday "hilowle" ayaa soo haraayo kkkk kuwaas igaarkeena dilay kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkk
W/Q: Daalac Daahir Shoot
Post a Comment