Si fiican uga fikir qofka aad doonayso in aad guursato. Sidee ayuu ahaanayaa wiilka aad rabtaa, ma mid jaamici ah, mid jecel in uu guriga markasta joogo, mid tareenin sameeya oo jecel sportiga ama mid jecel in uu xafladeeyo?
Maad ogtahay sida uu ahaanayo wiilka aad rabto in aad guurasto ayaa waxa ay kuu sahlaysaa in aad dareento in uu yahay wiilkii saxda ahaa ee aad raadinaysay. Laakiin ogsoonow in ay haboon tahay in ay astaamahu ahaadaan sida dabeecadiisa,
naxariistiisa iyo qalbigiisa! Ayna haboonayn ku raacida kwa sida shaqadiisa, dhaqaaaha uu leehaya, quruxdiisa iwm.
naxariistiisa iyo qalbigiisa! Ayna haboonayn ku raacida kwa sida shaqadiisa, dhaqaaaha uu leehaya, quruxdiisa iwm.
Fadhiga ka kac
Habla badan ayaan dadaal badan samayn oo u maleeya marka ay waqti badan sugaan in uu u imanaayo wiilkii saxda ahaa.
Habla badan ayaan dadaal badan samayn oo u maleeya marka ay waqti badan sugaan in uu u imanaayo wiilkii saxda ahaa.
Wiil kastaa adiga ayuu ku rabaa Marka aad sidaa iska dhaadhicisid in uu wiil kastaa adiga ku rabo ayaa lagaa dareemayaa isku kalsooni, taasina waxa ay noqonaysaa mid dhab ah oo wiil kastaa adiga ayuu ku xiisayn doonaa.
By:Mo.kaayeelimaa
Post a Comment