Ila Qosol: 100 nin oo waalan

Friday, July 29, 20114comments

          Waxaa diyaarad lasoo saaray 100 nin oo waal waalan si loo geeyo maanakoobiyo loo waday, xariif ka mid ah waa mid aamusan oo meel iska fadhiyo 99ka kale wey bood boodaayaan wey qeylinaayaan kadib waxaa dhacday markey diyaaradii hawada gashey aa waxaa soo baxay kuwii diyaarada wadaayay oo u imaaday kii aamusanaa oo kaligiis meesha fadhiyo, wexey weydiiyeen aaway 99kii kale oo kula socday wuxuu ku jawaabay " kuwaas wey waalanyihiin wey qeylinaayeen wey boodboodaayeen marka anigana iridaan u furay banaanka kusoo bood booda aan dhahay banaankey u baxeeen hada. kkkkkkk

Share this article :

+ comments + 4 comments

October 9, 2011 at 9:17 PM

ila qosol nin ayaa naag qabay ayagoo wada jiifaan ayaa tuug usoogalay markaas ayaa naagtiisa ka kicisay waxa ayku dhahday tuug ayaa noosoodhacay markas ayuu ku jawaabay maxaas qaadahaa alaablee maahoo intuugeeyaa suuqa lee geyhaa bari aan soogada heenaa ee naga seexo? ?? by sinsibar143

October 9, 2011 at 9:37 PM

runtii waxaanahay dhalin yaro tiro yar ee soomaaliyeed oo kunool xabsiga saudi Arabia runtii maalinbaa wiil sxbkey magaciisa yahay c/fataax waxaan garabkiisa ka arkay meel yar oo kabarartay markaas ayaan weydiiyay sxb maxaa halkaan kaaga dhacay waxa oo igu jawaabay adiga sheeghee waaba yaabayee makorkiisa leeyahay dadweynow ma, anigaa waalan misa sxbkey mise idinka

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks