Ila Qosol: labadaan saaxiibo shactaro iyaga ayaa keenay kkkkkk qosolka aduunka iimeelka ku wareereen loolz

Monday, July 25, 20110 comments

       Mid ayaa waxuu rabaa in uu iska badalo password ka E-mail kiisa,  wuxuu wacday sxb kiisa aan isagane wax dhaamin, password badalidii ayaa dhib ku noqotay marka iyaga waxay ku qoreen 123456, marka waxaa usoo baxeeso your password must be minimal 8 characters, mid ayaa soo booday maantoo dhan maxaa noo daalinee kulahaa war ku qor 8, ileen lama ogolo 1,2,3,4,5,6,7, saaxiibadaa 8 bas lee qoreen, kkkkk  hadane waxaa usoo baxday your password must be minimal 8 characters, kii kale ayaa soo booday doqon ayaa tahay kulahaa 8 qoraal ahaan ka dhig eight  ku qoran meesha anaaba fahmay kulahaa kkkkkkkkkk hadane waxaa usoo baxday plz your password must be minimal 8 characters kkkkkkkkkkkkkkkk  ilaa hada waa dhiban yihiin

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks