Ila Qosol: Nin fuleey ah tuug usoo dhacay iyo arin qosol leh uu sameeyay

Thursday, July 7, 20110 comments

            Ninka fuleeyga isaga hurdo habeen ayaa tuug usoo dhacay, wuxuu arkay tuugii oo guriga fatashaayo, qolkastane baaraayo, ninka fuleeyga ag ma dhihin waxba wuxuu is yiri hadii aad isku hadasho amuu tuuga ku dilaa kkkk qolkii uu isaga jiifay ayaa tuugii soo galay, ninkii fuleeyga ahaa indhaha isku qabtay wuxuu iska dhigay nin hurdo ubaxeeso kkkkk kii tuugii ahaa tartiib ayuu alaabtii ku qaatay kkkkkk kii fuleeyga ahaa kulahaa ninkaan meesha uu alaabtayda geenaayo ayaan soo ogaanaa camal kkkkk,, wuu daba galay markaasuu arkay tuugii meel howd ah (mugdi iyo cabsi leh) siigalaayo kkkkk sxbkaa wuxuu iska dhaadhacshay hadii aad caawa seexato uu hadane tuugii soo laabto uu hadane wax waayo adiga ayuu ku keenaa meeshaan hayeey camal kkkkk markaasuu gurigii dhan iskaaga guur kkkkkkkkkkkkkkkk kulahaa yaa la xadaa oo cidladaas loo qaadanaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks