Ila Qosol: Nin inta ah qosol asi iyo Raadiyihiisa maxaa kala heestaa qosolka aduunka

Monday, July 18, 20110 comments

     Mid dariskeena ah ayaa Radio maheesto, marka wuxuu rabaa in uu dhageesto Radio Hornafrik barnaamijka Xassan Cadde, marka magaalada halkaas idaacad ayaa ka jirtay, ninkii wuxuu dhahay habeenkasta ma imaan karee anigane Radio ayaan soo iibsanaa, suuqa Baakaraaha ayuu tagay wuxuu waydiiyay raadiyaha laga dhageesto idaacada hornafrik, kii wax iibinayay ayaa yiri adeer ma waxaad rabtaa Sony, Panasonic iyo nuuc ya kale, ninkii ayaa yiri adeer aniga makala kasaayi mid aan ka dhageesto idaacada hornafrik isii, ninkii Sony ayuu soo qaatay, maalinkii uu soo ibsaday ilaah amarkiis hawada waxaa soo gashay idaacada shabelle markii uu daaray muujada wareejiyay wuxuu maqlay wali waxaad dhageesaneesan idaacada shabelle kkkkkkkkk ninkii kulahaa tuuga waa isoo gaaday ma anaa dhahay shabeele ayaan rabaa hornafrik ayaan waydiistay markasuu celiyay raadiyihii kkkkkkkkkkkkkkkk


W/Q: Daalac Daahir Shoot


Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks