Ila qosol: police vs naag soo dacwootay

Wednesday, July 27, 20110 comments

              naag ayaa soo dacwotay xarunta police ka ayee timid iyadoo ooyneeso ilin ka socoto markaasaa la dhahay maxaa ku daaray oo aad la ooynee?  waxay tiri waa la iga ku fasaday  nin ayaa i xoogay , markasaa police dhahay sida laguu kufsaday ka sheekee? naagtii ayaa dhahday lugta bixidi ayuu kor u qaaday kkkk policeka ma dhihi karoo lugta midigne? kulahaa naagtii aniga ayaa kor u qaaday lugta midig si uu waqti ulumin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk policeka qosol ayuu la dhacay hahaahhhhhhhhhhhhhahaahahha, caadi ma ahan naagta.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

 
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks