Ila Qosol: shactaro waa hubaa in aad qosleeso kkkkk ninkaan iyo naagtiisa kkkkkkkkkk

Friday, July 22, 201113comments

          Nin bakhiil ah ayaa waxaa ka xanuunsaday naagtiisa, markasta waxay dhahdaa waan xanuunsanahay dhaqtar ii wad, ninkii ayaa dhaho bari waad caafimaadee, maalinkasta wuxuu dhahaa bari waad caafimaadee dhaqtar iska dhaaf kkkkk, naagtii ayaa xanuunka u dhimatay inta uusan dhaqtar u  wadin  markaasuu dhahay alxamdulillah in ay dhimato ayaa rooneed  kulahaa lacagna way iga bixi laheed saacaane way dhiman laheed ar ileeh khasaaro ayuu iga badbaadshay kkkkkkkk markaasuu darbiga gurigiisa ku soo qoray la socda la socdo wax tacsi iyo sab ma jirto  kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

W/Q: Daalac Daahir Shoot

My Facebook: https://www.facebook.com/daalac9
Share this article :

+ comments + 13 comments

August 10, 2011 at 6:09 AM

waan qosli lahay lkn qosalki waa iga dhamaday hadi qosalkiina dhamanin ani qosalka ayaa igu yar wax badane ma qosli karo ok srry asxaabteeda

August 10, 2011 at 6:09 AM

waan qosli lahay lkn qosalki waa iga dhamaday hadi qosalkiina dhamanin ani qosalka ayaa igu yar wax badane ma qosli karo ok srry asxaabteeda

August 12, 2011 at 10:31 AM

Waxaa jiray 2nin oo walaalo. ah mid waa reer mii kankalena reer magaalo waxaa soo safray kii magaalo oo soo aaday walaalkiis isagoon soogaarin ayu maqlay wadaad wacdinaayo waa uu dhaheeygaystay waxuuna go aansaday inuu masaajidka aado si uu usootukado salaada markuu wayseestay uu istaagay ayuu sibxaday oo kufay waxuuna kajabay bowdada waalasooqaaday oogurogii walaalkiisaa lakeenay waxaa maqlay walaalkiis waauu uyimid waxuu weydoiyay sey waxugaareen markuu usheegay ayuu yiri waxaan kuweydiihaa abootadaa yaadilay eebahay xaykahaleysay xabadna adoogaana yaadilay eebahay xowkahaleeyay xabadna habartaana eebahey xeykahaleeysay xabadna asaad in aadwaalantahay gurigiisa ugashey bowdadaad kajabtee inaad dhimataay aheed Kkkkkkkkk

August 14, 2011 at 8:00 AM

Sheko Jacel

August 14, 2011 at 8:00 AM

Sheko Jacel

August 14, 2011 at 8:01 AM

Daalac.com

August 14, 2011 at 8:01 AM

Daalac.com

September 2, 2015 at 5:56 AM

sheekooyinka aad soo qoraysaan fadlan ka saara waxyaabaha alle muujinaaya awoodiiaa maaxaa yeelay waxa aqrin kara ama ay ku faafi kartaa dad aan cilmi badan u lahayn diinta

October 12, 2017 at 9:52 PM

😂😂😂😂😂😂😃😃

August 31, 2018 at 6:42 AM

Cajiip

August 31, 2018 at 6:42 AM

hhhhhh

November 27, 2018 at 7:16 AM

M.a lkn diinta dadka aan sida u aqonin iyo kuwa sidakale u aaminsan ayeey saameyni ee qoraalka gadaal ugu daro in aaysan xaqqiq aheyn ee sheeko le tshy

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks