Ila Qosol: Tuug la qabtay iyo dadkii xaafada ila qosol dhex martay loolz kkkkk

Friday, July 22, 20110 comments

                Tuug ayaa guri usoo dhacay, cida guriga way hurudaa, waxaa lagu kacay tuuga qajaf-qajaftiisa,cidii way qeeliyeen alla tuug alla tuug, dadkii dariska ayaa soo wada kacay iyagoo wata budad iyo ulal waa wayn, tuugii ayaa la qabtay inta uusan baxsan, cabaar ayee dileen tuugii dadkii xaafada, waxaa la waydiiyay sababata uu cidaha hurdo uu alaabta uga xado? tuugii waa qoslaa in uu dhahay afka ayuu kala qaaday kulahaa in aad nacsa tihiin awal cid soo jeedo maan xaadi lahaa kkkkk kkkkkkkkkkk dadka xaafada iyagane qosol dhankooda kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

W/Q: Daalac Daahir Shoot

my facebook: https://www.facebook.com/daalac9
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks