Ila Qosol: Wiilkaan iyo Aaabhiihs maxaa kala heesto shactaro iga dheh kkkkk

Saturday, July 16, 20111comments

Oday bakhiil ah wuxuu lahaa dukaan, dukaanka waxaa kala shaqeyn jiray wiil uu isaga dhalay, maalintii danbe wuxuu arkay wiilkiisii yaraa oo shampoo fiirinayo , aabihii bakhiilka ahaa naxtin kut camal, cunugii ayuu qabtay timaha uu ka xiiray kkkkkkkkk cunugii asiga oo oynaayo ayuu hoyadiis u tagay, hooyadiis waxay ku tiri war maxa ku helay? wiilki wuxu dhahay shaampoo dukanka taalo aan firiyay aabena timaha ayuu iga xiiray kkkkkkk hooyadii waxay dhahday war alxamdulillah dheh ku teh hadii aad daawada ilkaha fiirin leheed ilkaha uu ka siibi laha kkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk


W/Q:Daalac Daahir Shoot
Share this article :

+ comments + 1 comments

Ninweyn
July 16, 2011 at 5:53 AM

Hahahahahah. Jini ihidaa' waxdaran leshektaa, odayga cadi ma ahan wuu xisabtamaa

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks