Ila Qosol: Wiilkaan iyo hooyadiis maxaa kala heesta kkkkkkkkkkkkk shactaro iga dheh

Monday, July 18, 20112comments

        Macalinka schoolka ayaa ardayda ku dhahay idinka waxaa ka soo jeedaan (asal ahaan) daanyeero, arday ardayda ka mid ahaa ayaa sheekada mari waysay wuxuu aaday guriga kadib hooyadiis ayuu la kulmay, markaasuu dhahay hooyo maanta macalinka wuxuu dhahay waxaa ka soo jeedaa daanyeer run miyaa warka macalinka? hooyadii ayaa dhahday ma ogi, wiilkii kulahaa Alla hooyadeey maba taqaano qaraabadeeda iyo dadka ay ka soo jeedo kkkkkkkkkkkk iyadane in aan macalinka u geeyo waaye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

+ comments + 2 comments

July 19, 2011 at 12:39 AM

Waxan haya sheko qosol badan! Nin ba waxo yiri waxan ahay dadka layaso wagi an yara o an la dheli jiray dhalinta faceyga waxay idhi jiren wa midgane dila, waxan said u dhib saday will dariskena aha waxan uga dacwoday aabihi oday into xanaqay ay ul,ama wajan soqatay markas asiga o caresan la'aaday will asago tumaya aya waxa u yiri war cunugan midkanka maxad karaba kkkkkkkkkkkkkkk wlh ninkan waxi o dhib sanayay aya waxa dhahay abihi wa sheko qosol igu reebtay

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks