Mucjiso Gabar lugteeda uu naas ka soo baxay !!!!!

Wednesday, July 20, 20110 comments

           Dhaqaatiirta caafimaadka ayaa  sheegay in gabar da'deeda tahay 22 jir uu lugta uga soo baxay naas waliba dhanka calaacasha cagta, warbixintaan ayaa lagu soo daabacay wargeeska lagu magacaabo Dermatology Online Journal wargeeska ayaa soo bandhigay cagta gabadha taas oo muujineeso wax u qaab ek naaska dumarka.

Dhaqaatiirta lakulantay xaaladaan ayaa sheegay in aysan marnaba ka shakineen waxa ku yaalo cagta gabadha in uu yahay naas, dhaqaatiirta ayaa sheegay in cagta uu ka soo baxay naas, sawirka cagta laga qaaday ayaa lagu arkay wax sidii naas u eg, hareeraha uu ka soo baxay naaska ayaa lagu arkay timo iyo dhibco yayar  ku hareersan ibta naaska, dhaqaatiirta ayaa ku waramay in gabadha ay raadineeso daawo.

The Sun ayaa sheegtay iyada oo soo xiganeesa wargeeska in dhaqaatirta ay  saareen Microscopic examination taas oo lagu xaqiijayay in cagta gabadha uu ka soo baxay naas.

Wargeeska ma xusun gabadha magaceeda iyo dalka ay ka soo jeedo laakiin gabadha ayaa la sheegay yaraanteeda ilaa hada uu cagteeda ku yiilay naaska, gabadha ayaan la kulmin wax xanuun.

Dhacadaan ayaa noqoneeso mid ka yaabisa dad badan, waana mid gashay taariikda caalamaka.

Xisgada warka: 1. http://teknologi.inilah.com/read/detail/1714482/aneh-perempuan-ini-punya-payudara-di-kaki

2. http://www.thesun.co.uk/sol/homepage/news/3701059/History-made-as-nipple-is-found-on-foot.html

3. http://dermatology.cdlib.org/124/case_presentations/pseudomamma/conde.html

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks