Netherland: Nin lagu xukamay xabsi kadib markii uu hanjabay xisbi islaami ah

Saturday, July 2, 20110 comments

Maxkamad ku taalo magaalada "Utrecht"  ee dalka Netherland ayaa xabsi ku xukuntay nin ka soo jeeda magaalada Rotterdam  da'diisa tahay 44 jir

Ninka xabsiga lagu xukumay ayaa u hanjabay 3 nin oo ka tirsan xisbiga islaamiga ee holand (Islamic Party of the Netherlands), ninka xabsiga lagu xukumay ayaa qirtay in uu si aan kala go laheen uga wici jiray teleefoonka, ninkaan ayaan nafsadiisa ku sheegay in lagu magacaabo Tiovann peach, wuxuuna u hanjabay muslimiinta Netherlands in la xasuuqi doono hadii  aysan ku laaban wadamada ay ka soo jeedaan.

Ninkaan ayaa lagu xukumay in uu shaqeeyo 160 saacadood iyo 6 bil oo xabsi, sidoo kale ninka la xiray ayaa sheegay in isagane dhankiisa oo la kulmay hanjabaao dhanka E-mailka ah uuna kala kulmay xubin caan ka ah xisbiga islaamiga,  fariintaas oo loogu sheegay in muslimiinta ay qabsan doonaan Netherlands.

Maxkamada ayaa sheegtay in ninkaan eey heesato dhibaato bulshadeed iyo in uu baahanyahay cilaaj nafsi ah

W/Q: Daalac Daahir Shoot

Aqiriso warbixinta oo English ah


Judge ruled the city of "Utrecht" Dutch people of the city of "Rotterdam" (44 years); because of the threat and the sweep of three members of the Islamic Party of the Netherlands.

The man confessed that he regularly had telephoned and identified himself as "Tiovann peach," and threatened all the Muslims in the "Netherlands" annihilation if they did not leave, "Netherlands" to their countries.

He was sentenced to 160 hours of work, and 6 months conditional prison, and stated that he felt threatened when he received an e-mail by a senior member of the party, said that Muslims would seize the "Netherlands."

This was an incentive for him to chase and threatened three members of the party; one of them the party leader himself, and the two fugitives, taking his threats seriously.

Judge noted that the man is suffering a shortage of social development, and exceptional condition was estimated that the accused subjected to psychiatric treatment

 
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks