Asian ka siiba Indonesian ka funny waaye, kulahaa afrikaanta wax kale ma iskuugu faanaan hadii ay faanayaan waxay iskuugu faanaan madowga kkkk, kulahaa maalin ayaa 3 afrikaan ah la isku keenay waxaa la dhahay koo kasta aabihiisa ha amaano kkkkkkk kii 1aad ayaa dhahay ani aabahayga waa kan ugu madow afrika maxaa yeelay madowgiisa wuxuu gaaray dhiiga ka imaanaayo ayaaba madow ah kkkkk kii 2aad ayaa soo booday kulahaa aabaheyga ayaa ugu madow afrika maxaa yeelay maalin dhaxdaas ah ayuu jabay laftiisa ayaaba madow aheed kkkkkkkkk kii 3aad ayaa dhahay aabahay cid ka wadata malahan madowga qaarada afrika kulahaa madowgiisa rinji (kalar) ayaa laga dhigaa hadii la dhaho afrika dhan guryaha madow ayee ka dhigee kulahaa kkkkkkkkkkkkkk caadi ma ahan Indonesian kkkkkkk
W//Q: Daalac Daahir Shoot
+ comments + 7 comments
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk baradarkeygow caadi mahaan
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk baradarkeygow caadi mahaan
kkkkkkkkkkkkkk jakatoore caadi ma ahan kkkkk
kkkkkkkkkkkkkk jakatoore caadi ma ahan kkkkk
kkkkkkkkk ani camal waaye yaah kkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkk ani camal waaye yaah kkkkkkkkkkkkkk
Read latest Interesting and odd news online 👇
https://www.interestingnews.club
Follow my social networks for funny memes and odd news
Facebook page 👇
follow Facebook page
Twitter👇
Join Twitter
Telegram👇
Join Telegram
Post a Comment