Nin bakhiil ah ayaa waxaa ka xanuunsaday naagtiisa, markasta waxay dhahdaa waan xanuunsanahay dhaqtar ii wad, ninkii ayaa dhaho bari waad caafimaadee, maalinkasta wuxuu dhahaa bari waad caafimaadee dhaqtar iska dhaaf kkkkk, naagtii ayaa xanuunka u dhimatay inta uusan dhaqtar u wadin markaasuu dhahay alxamdulillah in ay dhimato ayaa rooneed kulahaa lacagna way iga bixi laheed saacaane way dhiman laheed ar ileeh khasaaro ayuu iga badbaadshay kkkkkkkk markaasuu darbiga gurigiisa ku soo qoray la socda la socdo wax tacsi iyo sab ma jirto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
W/Q: Daalac Daahir Shoot
My Facebook: https://www.facebook.com/daalac9
+ comments + 13 comments
waan qosli lahay lkn qosalki waa iga dhamaday hadi qosalkiina dhamanin ani qosalka ayaa igu yar wax badane ma qosli karo ok srry asxaabteeda

Waxaa jiray 2nin oo walaalo. ah mid waa reer mii kankalena reer magaalo waxaa soo safray kii magaalo oo soo aaday walaalkiis isagoon soogaarin ayu maqlay wadaad wacdinaayo waa uu dhaheeygaystay waxuuna go aansaday inuu masaajidka aado si uu usootukado salaada markuu wayseestay uu istaagay ayuu sibxaday oo kufay waxuuna kajabay bowdada waalasooqaaday oogurogii walaalkiisaa lakeenay waxaa maqlay walaalkiis waauu uyimid waxuu weydoiyay sey waxugaareen markuu usheegay ayuu yiri waxaan kuweydiihaa abootadaa yaadilay eebahay xaykahaleysay xabadna adoogaana yaadilay eebahay xowkahaleeyay xabadna habartaana eebahey xeykahaleeysay xabadna asaad in aadwaalantahay gurigiisa ugashey bowdadaad kajabtee inaad dhimataay aheed Kkkkkkkkk

Sheko Jacel
Sheko Jacel
Daalac.com
Daalac.com
sheekooyinka aad soo qoraysaan fadlan ka saara waxyaabaha alle muujinaaya awoodiiaa maaxaa yeelay waxa aqrin kara ama ay ku faafi kartaa dad aan cilmi badan u lahayn diinta
😂😂😂😂😂😂😃😃
Cajiip
hhhhhh
M.a lkn diinta dadka aan sida u aqonin iyo kuwa sidakale u aaminsan ayeey saameyni ee qoraalka gadaal ugu daro in aaysan xaqqiq aheyn ee sheeko le tshy
Post a Comment