Gabadha uu dhalay Barack Obam oo 13 jirsatay iyo boyfriend keeda qofkii noqon lahaa

Saturday, July 2, 20113comments

Malia oo ah curada uu dhalay madaxwaynaha USA Barack Obama ayaa bishaan aynu ku jirno (july) da'deeda noqon doonto 13 sano jir.

Obama iyo xaaskiisa Michelle Obama ayaa qasab ku ah in ay u diyaar garoobaan isbadalka ku imaan doono gabadhooda taas oo ah isbadal qaan gaarnimo (dhalinyarinimo), Malia ayaa ka bixi doonta marxalada caruurnima una gudbi doonta marxalad dhalinyaranimo.

Wareesi ay siiyay  Michelle Obama , ABC News, first lady ayee uga hadashay  caruurteeda iyo arimaha ku saabsan jeceylka.

Sida lagu soo qoray Shine, Arbacadii (28/6/2011) , Michelle Obama ayaa tiri " Dooro qof ku qiimeeya, raadi qof kaa dhiga qof wanaagsan"

Sidoo kale Wareesi isagane lala yeeshtay Barack Obama Good Morning America ayaa yiri in isabadalka qaan gaardhimada uu dhici doono 4 sano ama shano hada kadib wuxuuna yiri nolasha dhalinyaranimada waa mid isku xiran aan la qeexi karin.

Lama oga qofka ay Malia ka dhigan doonto boyfriend balse la arki doonee sanada soo socda Malia qofka u noqda, Qaan gaarista Malia ayaa ku soo aadi doonta hadii Obama loo doorto marlabaad madaxweyna 4ta sano ee soo socota.

Xigashada warka: http://lifestyle.okezone.com/read/2011/06/28/196/473457/tip-cari-pacar-ala-michelle-obama

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

+ comments + 3 comments

July 11, 2011 at 7:19 AM

at the first sentence it seems to look like it was valid but if you prove it there is no sense in this!

July 11, 2011 at 7:19 AM

at the first sentence it seems to look like it was valid but if you prove it there is no sense in this!

October 20, 2011 at 2:51 AM

at the first sentence it seems to look like it was correct but if you compare it i cant see the sense of this!

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks