Ila Qosol: koo inta ah ilbax uuba iska dhigay maxaa helay kkkk caadi ma ahan ila qosolka

Sunday, July 3, 20110 comments

mid geel iska raacanaya ku nool gobolade dhexe ayaa cidihiisi ku dhaheen waan ku dhoofineenaa, isximbaar ayaa lagu qaaday UK ayuu iska dhiibay, markaas ayaa la dhahay gobolkee ka timid markaasuu sheegtay Shabeelaha Dhexe isaga oo qarinaayo gobolka uu ka soo jeedo, Markaasaa la waydiiyay waxaa la yiri yaanyo makasee? kulahaa  haa waan harsan jiray waa geed wayn gurigeena ayuu ka horbaxaa kkkkk markaasaa layiri basbaas makasee? kulahaa waa miraha aan abaarta uga bixi jirnay xiliga abaarta kkkkkkkkkkkkkkk

markasta kala soco ila qosol ku raali galiya www.daalac.com

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks