skip to main |
skip to sidebar
Ila Qosol: cid reer xamar ah iyo tuug usoo dhacay maxaa kala qabsaday
qosolka aduunka kkkkk kiliyaha ayaa qabsanee
Nin reer xamar ah (dadka cadcad) iyo naagtiisa ayaa waxaa usoo dhacay tuug, tugii sida uu guriga u fatashay ayuu wuxuu arkay sanduqii uu dahabka ku jiray iyo lacagtii, waxaa ku kacday naagtiisii tuuga, markasaa ku tiri ninkeeda Alla guriga tuug ayaa usoo dhacay, ninkii ayaa yiri firii maxaas qaadahoooyaa (muxuu qaatay), naagtiisa ayaa dhahday wuxuu qaatay sanduuqii dahabka iyo lacagta kkkk, kulahaa dhib malahan ha qaato muxuu ku furanaa kkkk anaka ayaa heesano furaha kkkk waa is daaliyay tuugaas kulahaa kkkkkkkMarkasta kala soco ila qosolka www.daalac.comW/Q: Daalac Daahir Shoot
Post a Comment