Gabadhaha buur buuran aad looma xiiseeyo

Tuesday, June 28, 20110 comments

xiliyadii hore waxay aheed mid loolan loogu jiro sidii lagu heli lahaa naag buuran, ninka qaba naag caata ah ama aan buurneen wuxuu nin ka dhawaacan qalbiga isaga oo isku dayi sidii naagtiisa uu uga dhigi lahaa naag buuran, halka gabadha caatada ah ay aheed mid markaas suuqa guurka ka xiran ama dib u dhac uu ku yimaado dhanka guurka.

isbadalka dunida ayaa keenay in marba wax la xiiseeyo, xiisahaas oo noqday in naagta caatada ah aan hilibka laheen noqoto mid aad loo xiiseeyo, ragga xiligaan jira ayaa ku faana helida qof caata ah.

Gabadha caatada ah ayaa ka caafimaad wanaagsan midda buuran, sida ay ku warameen dhaqaatir badan, midaan ayaa noqoneeso mid dumar badan in ay ku dadaalaan sidoo ay u dhimi laahaayeen hilibka badan.

Dhanka kale Wilam Asperk oo ah Dhaqtar ayaa sheegay in gabadha ay ku qurux badantahay caatada wuxuuna sheegay in ishu qaban karto ama ragga ay sii jiidan karto.

Somalia ayaa la sheegay in ay kamid tahay wadamada naagahooda aadka u buurbuuranyihiin, buurnaantaas oo timaada inta badan guurka kadib.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks