Hurdo yarida oo keenta in nimanka aysan damcin naagaha

Friday, June 24, 20110 comments

Warbixin cusub oo lagu soo daabacay Journal of the American Medical Association ayaa lagu sheegay in ragga hurdada yar in ay saameen kuleedahay dareenkooda ragganimo (hormon testosteron).

Eve Van Cauter, PhD, oo ah ninka hoogaaminayay ama ah madaxa baaritaanka cusub ayaa sheegay in ninka ragga hadii ay hurdadiisa ka yartahay 5 saacadood habeenkii uuna sidaa ku sii socdo ilaa hal isbuuc,  hurdo yarida in ay u keeni doonto hoos u dhac dhanka hormon testosteron, hoos u dhacaasi ayaa noqon karaa mid gaara 10-15% taas dhibaato u keeni karta ragga, dhibaatooyinka la soo darsi doono ayaa ah in ninka ragga ah uu damci waaye xaaskiisa, sidoo kale dhafarka ama hurda yarida ayaa keenta in awooda maskaxdda ay yaraato.

Hurdo yarida ayaa keento tabar daro dhanka jirka, taas oo keenta jirka daciifnimo, dhafarka ayaa ah caqabada ugu wayn ee heesata dhalinyarada maanta jirta.

warbixin midaan ka horeesay ayaa lagu xusay in iyana gabadha dhafra ama hela hurdo in ka yar 6 saac ay halis ugu jiraan cudurka kanasarka

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com

 

 
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks