Laacibka kooxda Bandung Maxamed Sadiiq oo la filayo in uu bari dib ugu soo laabto Bandung

Friday, June 17, 20110 comments

weerar yahanka kooxda Bandung Maxamed Sadiiq ayaa la filiyaa in uu dib ugu soo laabta magaalada Bandung barito oo sabti ah, Maxamed sadiiq ayaa booqoshu ku jooga imanka magaalaada Jakarta, iyadoo halkaas si aad ah loogu soo dhaweeyay xiligii uu gaaray Jakarta

Ila ku dhow dhow laacibka oo la xariirnay ayaa sheegay in ciyaaryahanka uu qorshihiisu ah in maanta oo Jimcaha dib ugu soo laabta magaalada Bandung, wali macada sababa keenay in uu laacibka dib u dhaca.

sida la faliya laacibkaan ayaa la qorsheenayaa in uu ka qeeb galo kulan adag oo ay kooxda la yeelan doonta koox iyadana ka dhisan magaalada Bandung, laacibkaan ayaa la sheegay in uu yahay kooxda Soomaalida ku sugan Bandung laf dhabar,

Axadii hore ee la soo dhaafayay ayee kooxda Bandung guul daro kala kulantay kooxda uu hoogaamiye Ibraahmin taas oo lagu magacaabo kooxda Waryaa, guuldarada ku timid kooxda ayaa la sheegay in ay sabab utahay ka maqnaashaha laacibkooda Maxamed Sadiiiq.

Maxamed Sadiiq ayaa safar hore loo sii shaacin ku aaday magaalada Jakarta taasoo gacanyarihiisa inoo sheegay in uu arima isaga ugaar ah u aaday.

kooxda uu safta Maxamed Sadiiq ayaa sheegtay imaanshaha laacibka in ay wax wayn ka badali doonta hab usocodka kooxda, taas oo la filayo in ay habeen dambe kooxda wacdaro ka dhiga goornka.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac@daalac.com

www.daalac.com

.

 
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks