skip to main |
skip to sidebar
Ila Qosol: Ninkaan iyo Diyaarada maxaa kala heesta funy iga dheh kkk
Nin Soomaali ah ayaa aad u nacay in uu diyaaad raaco , wuxuuna diiday jiray inuu tago garoomada, si kasto la iskuugu dayo ninkii waa la saari waayay diyaaradiii, asxaabtiisa ayaa dhaheen horta ninkaan muxuu ku diidaa diyaarad aan waydiino sababta, waxaa u yimiday asxaabtiisa, markaas ayaa dheheen, maxaad ku nacday diyaarada, kulahaa diyaarada waxan ku nacay hal qof ayaa tiisa galee inta kalana waa marsanaaaa (way dhimanaanyaan camal ) kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk W/Q: Daalac Daahir ShootE-mail: daalac9@hotmail.comwww.daalac.com
Post a Comment