Ila qosolka maanta: Adiga hadii roob noqon laheed Mudug maku da'i laheed

Thursday, June 16, 20110 comments

Mid banaadiriya oo mudo shaqo loogu diray mudug ayaa waxuu kusoo laabtay xamar kolkaa ayaa saxiibkiis waydiiyay haye ka waran mudug roob ma ka da,ay markaa ayuu ugu jawaabay adiga lacala hadii aad roob noqon lahayd mudug ma ka di,i lahayd xaasid sanaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

by: Abdullahi Dahir

 
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks