Ila Tali: Nin ayaa isoo doontay

Tuesday, June 28, 201110comments

Magaceyga waa Ifraax Xassan, degan xaafada Madiino magaalda Muqdisho, waxaan nahay reer ubadan gabdho, waxaa jiro gabdho iga waa wayn, aniga 17 jir ayaan ahay, waxaa jiro gabdhaha iga waa wayn oo aan la aroosin, mida noogu wayn waa 24 jir, waxaa isoo doontay nin dagan Finland, reerkeyga waxay isoo bandhigeen arinta guurka, anigane waxaan ku iri waalidkeyga in la iga hormariyo waalaalaheyga iga wayn, waan ka xishooday iyaga oo jooga in aan aniga guursado, taladii aan soo jeediyay waxaa loogula laabtay ninkii isoo doontay, wuuna diiday wuxuuna yiri waxaan doonayaa Ifraax.

Aniga wali qof xiriir mala lihi, waxaan ahay gabar gurigeeda iyo waxbarashadeeda iyo shaqada guriga ku mashquulsan, arintaan la ii soo jeediyay waan yara saluug sanahay sidaa waxaan uleeyahay ninka isoo doontay ma aqaano dabcigiisa iyo in uu yahay nin aniga iqancin karo, sawiradiisa waan arkay mana xuma balse nafsada ayaa wali dareemeen ku qanacsi la aan, dhanka kalane arinta waxaan la rabaa gabdhaha iga waawayn in ay iiga hormaraan guurka.

Sidee u aragtaa ninkaan in uu diido walaalaheey? sidee uragtaa anigane aragtideyda ah in lagu daro gabdhaha iga wayn? ma isleedahay nin kaa maqan ayaa wax tar kuu noqonayo? ila tali hadii aad aqrisato warbixintayda waadna mahadsantihiin.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com
Share this article :

+ comments + 10 comments

June 28, 2011 at 7:08 AM

Runti wa fikrad wanaagsan in walaaladaa oo joogan in iyaga lagaa hormariyo, lkn mid kale xisaabta ku darso oo ah in qofkastaa leeyahay calafkisa, wixii iyaga loo qoray iyo waxa adi lagu qorana isku mid aanay ahayn, hadii ninkan aadan wali arkini calaf kuu yahay oo aad ku qanacsan tahay wa ok
lkn waxan talo ahan ku siin lahaa inta aad ku mashquuli lahyd walaaladaa calafkooda, inaad iska fiiriso qofkan waalidkaa kula doonayan inaad ku qanci karto inaad la noolan karto,
mustaqbalku waa shay qaaliya oo u baahan inaad iska eegto ruuxa aad nolasha la wadaagayso
mahadsanid

June 28, 2011 at 12:12 PM

haye asc walaalo ilheey sidii qeer ah ha kaa ga dhigo
mida kale walaalo hadii aad nika sii fiican u aqaanin isku day in aad si fiican u ogaatid waxa uu yahay wlhi aniga xitaa waan daremikara waa dhib lkn isku day ayaan ku gu la talin lahaa aniga insha allah

June 29, 2011 at 12:15 PM

A.s.c..... Anigoo ah wiil soamaaliyeed kuna nool dal aan dalkeeyga eheen ..... Abaayo iskastoo aad talo soo weediisatay Bulshada soomaaliyeed .... Horta talada aad adiga soo jeedisay maahan mid xun oo weey wanaaksan tahay in eey kaa hormaraan walaalahaaga hadane adiga waxaa kamid tahay gebdhaha hada soo boxooyaan mana kabixi kartid waqtil xaadirkaan inaad reer dhan dhaqdo oo arooska maahan mid ma'uuliuyad yar.... Aniga waxaa iga talo in aadan aroosin ninkaa waayo 1- waa nin kaa dheer wiligaagana aadan arkin 2- waxaa tahay sidaat nooga sheektay qof wali wax jaclaanin 3- hadii eey dhici karti in aad isla kulantaan oo ugu yaraan 6-bil isla socataan weeu fiicnaan leheen oo daweecadiisa ayaa fahmi laheed iyo hab udhaqan kiisa ... waxaa kaloo talo iga ah in aad ku aroostid {jaceyl} waayoo jaceeulka waa iftimka nolashu waa tiirka qalbiga waa dhadhanka ruuxa ... Marka abaayo aniga saas ayaa talo iga ah hadane intaan ayaan kaaga baxayaa .... Bye

FAYSAL
September 4, 2011 at 2:15 PM

ASC WALAAL HADII AAN KA HADLO RAYIGEEGA AMA TALADEEDA WAXAAN KU DHIHILAAY QOFWALBA NASIIB IYO CALAF AYUU LEEYAHAY MARKA NASIIBKAADA IYO CALAFKAADA HAKU CAYAARIN AYAAN KU DHIHI LAHAAY GABDHAHA WALAALAHA WAQTIGA ALLE UU UQADARO AYEE AROOSAYAAN MARKA ADIGA SIDAA WAX URABTIT OOKALIYA MANOQONEESO EE QADAR ALLE AYAA JIRTO MARKA WAXAAN KUDHIHI LAHAAY LOOK BEFORE YOU LEAP BYE

C/fitaax xaaji
September 11, 2011 at 4:56 AM

Asc marka hore wan idiin salamay marka xigatana waaxan dhihi lahaay rali ahaan teyda walal hadiidin raliga waa lidiintada makas tay wayo ducuo walid lama diidi karo makas tay marka iska yeel ayan kugula talin lahaay

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks