Ila Qosol: ISFAHAN WAA JECEYL

Saturday, June 18, 20110 comments

             Beribaa nin reebaadiye ah waxuu aroosay gabar reer magaal ah muda yar kadib ayuu dhahay naagtan waan furaa!!! dadkii ayaa layaabey oo dhahay war naagtu waa ay wanaagsantahaye maxaa isaga furee waxuu dhahay 3 arimood ayaan ufuraa naagtan waxayna kala yihiin
1 marwalba waxay iigu wacdaa magac nin kalee oo ay jeceshahay waa (xabiibi)
2 marwalba oo aan guriga imaado iyo marwalba oo aan howsha gudagalana waa i dhunkataa war anigu ma KUTUB ayaan ahay markay idhunkanayso!!!
3 markay raashin ii keentana hoosta bey iga soo gashaa mey meel iska fariisato aniga baa hambo nin weyn usoo reebiye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks