Naagaha maxay ka fikiraan markii loo tagaayo ma adiga mise qof kale

Monday, June 20, 20110 comments

Sida lagu soo qoray Times Of India  (17/4/2011), ayaa sheegtay in dumarka xiligii loo tagaayo aysan ka fikir niman kooda balse ay ka fikiraan nimankii hore ay xiriirka la la laahayeen, sidoo kale warbixinta ayaa qortay in inta badan dumarka sidoo kale ay ka fikiriin iyaga oo soo iibsanaya alaabo ama dhex jooga suuqa, ama iyaga oo caruurtooda ka ilmeeneeso.

Kathy Lette  oo ah haweenay da'deeda tahay 51 jir ayaa sheegtay in ay soo martay guur laba jeer ayna leedahay saaxiibo badan (boyfriends), waxayna tiri marnaba iguma soo dhaco ninkeyga xiliga uu iitagaayo, maskaxdeeda waxaa soo buuxiya ninkii hore iyo asxaabihii hore, iyo in ay ka fikirto inta kabo armaajada ugu jirto.

Sarah Millican oo iyadane naag 33 jir ayaa tiri "hadii aan dhabta ka hadlo xiliga ninkeyga ii tagaayo waxaan ka fikiraa sidii aan ku soo iibsan lahaa boorsooyinka xarakada kuwa qaaliga"

warbixinta ayaa sheegtay inta badan naagaha fikra in ay yihiin kuwa niman hore xiriir ula soo lahaa ama la soo furay, tani ayaa cadeeneeso in haweenka inta badan ay ka fikiraan meelo kale.

Andry oo ah nin 28 jir ayaa wax laga xumaado ku timaamay in naagtaada ay ka fikrto nin kale adiga oo la xaajoonaya, wuxuuna tilmaamay in markasta naagtiisa uu waydiiyo halka ay ka fikireeso

warbixintaan oo aan ka soo xiganay website okezone qeebtiisa lifestyle 17/4/2011.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks