skip to main |
skip to sidebar
Ila Qosol: Ninkaan iyo sidaqo uu baxsay maxaa kala heesto loolz
Mid reer baadiya ah diinta wax ka aqoonin ayaa masjidka soo galay markaasuu wuxuu maqlay wadaad dhahaya qofkasta oo sidaqo baxsha way ulaba laabmeesaa sadaqadiisa hadii aad hal neef ari bixiso sidada ay kuu badanee, ninkii reer baadiyaha wuxuu umaleeyay hadii aad 1 neef bixiso 10 dheef ayaa helee, markasuu baxshay dhoor neef isaga oo islihi waxbadan ayaa heelaa, markii uu baxshay ayuu waayay wax ubadanayo kulahaa ar wadaadka waa ku beentaas xoolihii caqli caqli ayuu iiga basareestay kkkkkkk marka ninkaan ma fahmanin ujeedka wadaadka loolz.W/Q: Daalac Daahir ShootE-mail: daalac9@hotmail.comwww.daalac.com
Post a Comment