sidoo kale raggan ayaa la sheegay markii ay bartaan gabar cusub in magaca gabadha markii ay teleefonka ku save gareesanayaan ubixiyaan magac wiil, taasoo markii xaasaskooda fatashayaan teleefoonada raggooda aysan arkin wax magac naag ah,
inta badan raggan badala magaca naagaha ayaa qaban teleefoonada iyagoo naagahooda ku wargaliya in uu yahay qof shaxaad doon ah, balse sheekada way ka duwantahay sidaas.
raggani ayaa la sheegay xiliga uu teleefoonka ay ka soo wacdo inta uusan qaban uu naagaha ay qabaan iska fiirsha kadib teleefoonka qabta, hadii uu yahay qofka soo wacanaya nin waxaa la sheegay in uusan naagtiisa fiirin isla markii qabta si shaki la aan.
xigashada warka: http://lifestyle.okezone.com
W/Q: Daalac Daahir Shoot
E-mail: daalac9@hotmail.com
www.daalac.com
+ comments + 2 comments
Kkkkkkkkk i don.t bileave that history
Kkkkkkkkk i don.t bileave that history
Post a Comment