ila qosolka maanta:Mid reer banaadira ayaa waxuu damcay inuu walaalkii oo dhintay duugo maxaa qabsaday kkk

Thursday, June 16, 20110 comments

Mid reer banaadira ayaa waxuu damcay inuu walaalkii oo dhintay duugo kolkaa ayaa lugu yiri godka aad ku duugi lahayd waxaad bixisaa 2 milyan oo shilin asoo taagan oo wali lacagta qaaligeeda ka yaaban baa waxaa la keenay mid mooryaana oo dhintay kolkaa ayaa laga qaaday 5 boqol oo kun markaa ayuu yiri oo sabab aniga qaali layga gadaa godka kuwaana raqiis loogu siinaa? markaa ayaa loogu jawaabay haa adinka reer banaadir sanadkii ayaad mar dhimatiin kuwaana waa kalyanti maalin kastay soo dhintaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

by:

Abdulahi Dahir Ahmed Dahir
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks