skip to main |
skip to sidebar
Ila Qosol: 3 nin oo cabsan iyo doodooda maxaa kala heestaa kkk
aqyarey hada kahor ayaa waxa dhacday habeen habenada kamid ah aya 2 nino saxbo ah aya hal meel kuwada qayilaayen markas bey waxay arkeen diyarad hawada kore duuleyso markas mid baa saxibkis kuyiri sxbow diyaaradas rikaab bey wadaa ki kale ayaa yiri diyadrada rikaab mawade e dad bey wadaa muran dhayr kadib waxay utagen sxbkodi kii ugu waynaa asagoo marqaansan beey waxay kacodsaden inu kala bixiyo markas buu wuxu yiri diyaradas rikaab mawado haday rikaab wadi lahayd postajada ayey istaagi lahayd dadna mawado haday dhad wadi lahayd eraporka ayey istaagi lahayd e ruux kale mawadee e anigay iwadaa kkkkkkkkkkkk looolSheekada waxaa leh: Prince Wanaag from Somali Jokes Gruop
W/Q: Daalac Daahir ShootE-mail: daalac9@hotmail.comwww.daalac.com
Post a Comment