Nimanaka iyo naagaha dharka gaaban xirta maxaa kala heesta

Friday, June 17, 20110 comments

Warbixin lagu daabacay wargeska AdmiralNews ayaa lagu cadeeyay gabdhaha ugu badan ay ragga fiiriyaan ay tahay gabdhaha dharka gaaban xirta, warbixinta ayaa uguur gashay sababaha keena in ragga saa'id ugu mashquulaan gabdhaha qaabkani ulabista, mid kamid dadka ay wareesiga uu ka qaadar wargeeska ayaa sheegay in sababta ugu wayn uu gabadha indhaha ula raaco ay tahay in uu arka cajiradeeda iyo kubka, sidoo kale wuxuu sheegay in uu aad u xiiseeyo gabdhaha qaabkaasi leh, warbixinta cusub ma carabaabin in ay tahay oo kaliyaga gabadhaha arin ku kooban iyo in haweenka laqabo xitaa ay soo galeeso.

Dumarka islaamka waxaa ka xaaraan ah in ay soo bandhigaan cooradooda taas oo diinta ina fareeso in wax kasta oo xumaan ah indhaha kala laabano.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac@daalac.com

www.daalac.com
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks