warbixinta ayaa sheegeesa in naagaha dareenka badan nimankooda ay adagtay si ay ku guursadaan ama kula saaxiibaan naago kale, warbixinta ayaa sheegtay in dhismaha iyo wada jirka uu qeeb katahay dumarka dareenkooda aadka usareeyo.
mid kamid ah gabadhaha lagu soo qaatay warbixinta ayaa sheegtay in aysan dareenkeeda sidaa usii badneen laakiin ay sheegtay in xiliga ninkeeda la xaajooneeso ay iska dhigto naag dareen badan taas ayaa iigu wacan ayee tiri in ninkeyga wali aad ii xiiseeyo.
Julia Rikna oo ah dhaqtar ah ka qeeb qaadatay warbixintaan muujisay kaalinta ay ka qeeb qaadan karaan dumarka in ay raggooda ku dadaalaan.
warbixinta ayaa sheegtay in jaceylka kaliyaha uusan reerka isku heen, tani tahay mid laga maarmaan ah.
W/Q: Daalac Daahir Shoot
E-mail: daalac9@hotmail.com
www.daalac.com
+ comments + 2 comments
ffffffffffffffhsrtt nysnrs
ffffffffffffffhsrtt nysnrs
Post a Comment