Ila Qosol: wiilkaan iyo hooyadiis oo bakiil ah maxaa kala heesto kkkkk

Sunday, June 26, 20110 comments

Naag Bakhiil ah naag bakhiil ah ayaa waxey wiilkeeda siiyay 1 shilin markaas ayey dhahday orod oo dukaanka rooti kasii iibi lakin iska jir hadii uu kaa dhumo 1 ka shilin wixii kuugu dhaco waad arki doontaa markii uu dukaanka u sii socday ayuu waxa uu arkay aabihiisa oo baabuur jug siiyay oo dhulka yaala markaa ayuu soo orday oo hooyadiisa u yimid hooyo hooyo soo orod ayuu yiri hooyadii waa yaabtay maxaa wiilka ku dhacay ayey tiri markaas ayuu yiri hooyo aabe ayaa baabuur jug siiyay halkaas ayuu yaalaa markaas ayey tiri iiga tag waaba naxay waxaan is dhahay wiilkii 1 kii shilin maa ka dhumay taas waa caadi kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkk

Sheekada Waxaa Iska Leh: Ibra Nor (From Somali Jokes Group)

markasta kala soco ila qosol: www.daalac.com
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks