Ila Qosol: koo wadaad iska dhigaayo salaad subax natuji la dhahay markasuu 4 rackadooda dujiyay kkkkk

Monday, June 27, 20110 comments

koo aan wadadaad aheen ayaa xirtay qamis cad cimaamad iyo koofiyad dabadeed wuxue u xoolo doontay miyiga si xishmad leh ayaa loo so dhaweyey oo waxaa loo qaatay sheekh weyn oo quraanka iyo axaadista dusha ka yaqaan, ka heybeysiga iyo karaameynta darteed waxaa lagu sharfay in uu salaada subax dadka tujiyo oo jameecada imaam u noqdo isna wa yelay balse aqoon darro darted salaadi subax wuxuu ka dhigay afar rakcadod sababto ah waligiiba hal mar ayuu saladd casar wax ka tukaday oo wuxuu u fahmay in salad kasta 4 rakcadood tahay jameecadii ayaa ku tiri sheikh waad sahwiday ee markale aan saalada tukano oo ku noqono wuxuu ku jawaabay sax ban ahay oo waligey ma sahwin waxaaa lagu yiri hade side wax u jiran salada subax waa 2 rakcadod adiguna waxaad na tujisay afar rakcadood? Caamiga duubka leh oo ahaa jaahil xoog leh wuxuu yiri afar wax lagu waayey laba laguma dono ee edeb yesha waryada kkkkkkkk

Sheekada Waxaa leh: Prince Fardoole

markasta kala soco ila qosolka: www.daalac.com
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks