skip to main |
skip to sidebar
Ila Qosol: aabe salaada jimcaha maalinka arbacada soo lama dukan jiirin
kkkk
Nin doqon ah ayaa ku yiri wiilkiisa oo isna doqon ah maalinkii aan ku tukanay salaada jimcaha masaajidka hebel, goormay ahayd? wiilkii ayaa ku jawaabay aabe waan halmaamay, waxaanse u malaynaya inay ahayd maalin Talaado ah Abihii ayaa isaguna ugu jawaabay Waa runtaa kkkkkkkkkkkkkkkk
Post a Comment