skip to main |
skip to sidebar
Ila Qosol: Koo Somali iyo Dr maxaa kala heesta
Mid Soomaali ah ayaa utagay dhakhtarka caruurta, markaas ayuu ku dhahay Dr waxaan rabaa Vitamin oo aan uraba cunugeyga, Dr ayaa dhahay ma waxaad rabtaa Vitamin A ama B ama C, kii Soomaaliga wuxuu u fahmay ABC hingaada, markaasuu dhahay war ani cunugeyga wuu yaryahay wali wax aqris magaarin kkkkk caadi ma ahan ninka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waxaa alifay: Daalac Daahir ShootW/Q: Daalac Daahir ShootE-mail: daalac9@hotmail.comwww.daalac.com
+ comments + 2 comments
caadi ma ahan somaaligaas
caadi ma ahan somaaligaas
Post a Comment