Ma doonee in aad ilaawdidi qofkii ama qoftii aad kala harteen

Sunday, June 26, 20112comments

Maku fikirtay in aad maskaxdaada ka masaxdo ama katirtid qof aad inbadan socoteen oo ay maskxdaada markasta soo qabato, adiga oo aadan is mashquulin tilaabooyinkaan uu webka ku siin doono raac, waad arki doontaa adiga marba marka ka dambeesa saameenta uu qofkaas kuugu lahaa kaa sii yaraada.

1. Faceboook ama E-mail qofka  block saar

Aragtida aad qofka ku arkeeso online ka ama aad arkeeso warbixino qofka aad dooneeso in aad ilowdid waxaa kuugu adkaanayo in aad qofkaa ilowdo waxaana suurta gal ah in aad sii jeclaato adiga oo aadan xakameen karin noloshaada, marka si taa looga gudbo waxaa la gudboon in uu iska block gareeya.

2. Hawicin (Wax Teleefoon ah ha udirin)

Kadib markii uu xumaaday xiriirkiina waxa laga yaabaa midkiin in uu wado wicid ama salaan taasna waxay geeneesaa in uu qofk saameen ku yeesho noloshaada, waxaana haboon in aad iska delete gareesid number ka uu wato si aadan usoo xasuusan.

3. Iska tuur Sawirada qofkaas

Sawirada waa kuwa ugu badan ee qofka xasuus galiya, siwirada aad iska tuurta ama aad jeexjeexdo waxay keeb ka qaadanee inaad ilowdo qofkaas.

4. Saaxiibada Qofka iyo goobaha aad isku arki Jirteen ha tagin

Saaxiibada qof ka uu leeyahay iyagane waxay ku soo xasuusinayaan qofkii aad kala harteen hadii aad amaan usiin karto asxaabta qofkaas isku day in aad siiso amaan, sidoo kale ha isku tagin meelaha aad isku arki jirteen ileen aragtida qofka waxay leedahay qatarteeda.

5. Iska ilaali in ay idin dhex maraan wax kala qaadasho

Ku dadaal in uu idin dhex marin wax kala qaadashoo sida wax yaabaha iska caadiga CD, DVD, Books iyo wax kasta, taana waxay keeni kartaa in aad wali qofka iloowin.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com

 
Share this article :

+ comments + 2 comments

July 16, 2011 at 4:14 AM

I would really like to give thanks such a lot of for the work you have made in writing this posting. I am hoping the same top job from you later on also.

July 16, 2011 at 4:14 AM

I would really like to give thanks such a lot of for the work you have made in writing this posting. I am hoping the same top job from you later on also.

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks